Koobka horyaalada Yurub haatan wuxuu marayaa heer gabo gabo ku dhow madaama Semi Finalaha lasoo gaaray sidoo kalena 4-naadi oo kaliya ayaa tartankan isugu soo hareen.
Hadaba waxaa daaha laga qaaday 10-ka cayaaryahan ee xili cayaareedkan ugu gambiska badan tartanka Yurub ugu qiimaha waxaana ka mid ah laacibiintaas:
10. Arthur Masuaku (Olympiacos): 26 gambis oo dhameestiran ayuu sameeyay
9. Neymar (Barcelona): 28 gambis oo dhameestiran ayuu sameeyay
8. Alexis Sanchez (Arsenal): 29 gambis oo dhameestiran ayuu sameeyay
7. Yannick Ferreira-Carrasco (Monaco): 29 gambis oo dhameestiran ayuu sameeyay
6. Lucas Moura (PSG): 31 gambis oo dhameestiran ayuu sameeyay
5. Hulk (Zenit St Petersburg): 34 gambis oo dhameestiran ayuu sameeyay
4. Isco (Real Madrid): 36 gambis oo dhameestiran ayuu sameeyay
3. Yacine Brahimi (Porto): 42 gambis oo dhameestiran ayuu sameeyay
2. Eden Hazard (Chelsea): 51 gambis oo dhameestiran ayuu sameeyay
1. Lionel Messi (Barcelona): 71 gambis oo dhameestiran ayuu sameeyay