Home » Maxaa Cusub » 11-ka Xidig Ee Ugu Fiican EPL-ka Kuwaas Oo Xor Kaga Tagi Kara Kooxahooda Marka Uu Dhamaado Xagaagan

11-ka Xidig Ee Ugu Fiican EPL-ka Kuwaas Oo Xor Kaga Tagi Kara Kooxahooda Marka Uu Dhamaado Xagaagan


EPL

Skysports ayaa soo aruurisay liis ka kooban 11-xidig kuwaas oo ay ka sameysay xidigaha heshiiskooda uu dhacayo marka uu dhamaado xagaagan kuwaas oo kooxahooda isaga tagi kara hadii aan heshiiska loo kordhin.

Shaxdaan waxaa kasoo muuqday xidigo waaweyn oo kooxaha qaar laf dhabar u ah waxaana ka mid ah James Milner, Danny Ings iyo Bobby Zamora oo ka kala tirsan kooxdaha Man City, Burnley iyo QPR.

Sidoo kale Shaxdaan waxaa ku jira daafaca reer Holland Ron Vlaar oo ka tirsan Aston Villa, da’yarka Liverpool Falangan, isla xidigaha Liverpool ee Kolo Toure iyo Glen Johnson, sidoo kalana xidigaha Arsenal Mathieu Flamini iyo Abou Diaby ayaa iyagana shaxda ku jira.

Ugu dambeyntiina Shaxdaan waxaa kasoo muuqday Didier Drogba, waxaana goolhaye looga dhigay waayeelka reer Mareykan Brad Friedel.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>