Naadiga Chelsea ayaa soo bandhigtay qorshaha ay xagaagan suuqa Yurub ku gali doonto madaama macalin Jose Mourinho uu doonayo inuu kooxdiisa ka dhiso dul duleelada ay haatan qabto.
Sidaa darteed waxaa lasoo bandhigay xog laga helay gudaha garoonka Anfield taasi oo ka hadleyso xidigaha Blues xagaaga nagu soo fool leh lasoo saxiixan doonto.
Waxayna laacibiintaa kala yihiin hadii ay Chelsea ku guuleesato saxiixyadooda:
1) Douglas Costa
2) Paul Pogba
3) Kevin de Bruyne
4) Mauro Icardi
5) Raphael Varane
Abdirashid muse Ismael
29-March-2015 at 1:11 pm
Chelsea way socotay