Home » Maxaa Cusub » CODEYN: Yaa Laga Adkaan Doonaa Habeenka Isniinta Kooxaha Arsenal vs Chelsea

CODEYN: Yaa Laga Adkaan Doonaa Habeenka Isniinta Kooxaha Arsenal vs Chelsea

Arsenal-vs-chelsea-preview

Habeenka Isniinta ah waxaa ka dhici doona garoonka Emirates kulanka loogu yeero London Derby ee dhexmara kooxaha ka wada dhisan caasimadda Dalka Ingiriiska ee London.

Kooxda Arsenal ayaana soo dhaweyn doonta Chelsea taasoo la micno ah in Arsene Wenger uu ka hor imaan doono ninka uu habaarka ka qabo inuu guul ka gaaro ee Jose Mourinho.

Si Kastaba Labadaan Kooxood ayaa ah labada kooxood ee ugu awooda badan Magaalada London waxeyna habeenka isniinta ah tijaabin doonaan awoodooda xili ciyaareedkaan inkastoo kulan horay usoo dhexmaray ay guul gaartay Chelsea kulankaas oo ahaa League Cup ama Carling Cup.

Aan Aragno Halka Ay U bataan Akhristayaasha Shabakadda Hiilubad.

Qeybta Hoose Ka codee barnaamijka Codeynta ah adigoo u codeyn doonta kooxda badineysa labadaan kooxood iyo hadii ay barbardhac ku dhameysanayaan kulankooda.

Shabakadda Hiilkubad by SHARDINHO


Waxaa Aqrisay: (556)

Xafiiska Wararka Hiilkubad

Mogadishu - Somalia

12 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: CODEYN: Yaa Laga Adkaan Doonaa Habeenka Isniinta Kooxaha Arsenal vs Chelsea

  1. mohamed Reply

    December 21, 2013 at 2:00 PM

    chalsea aya badin donta

  2. funs gunners Reply

    December 21, 2013 at 7:33 PM

    waxaa badin doonta chelsea sababtoo ah wengar marka uu arko naadi weyn sida m.u.t.d and chelsea wuu baqayaa
    arsenal 2:3 chelsea waliba matta ma celinkaraan eega

  3. osman Reply

    December 21, 2013 at 10:59 PM

    kkkkkk chelsea ayaaa badin dontaaaa ayadooo the blues ay ku badi donto. 2-4 sababto ah wenger waxooo umalayeeee hadooo arko team sidi loo gu cebeyey. garonkaaaa tajirenta carabta ayku xasuqen. marka waxo umaleyaa iney lix uga badinan hadana

  4. CR7 Reply

    December 21, 2013 at 11:12 PM

    CHELSEA AYAA BADINAYSA WENGER MAQABAN KARO OSCAR IYO HAZARD VIVA CHELSEA AND HAZARD

  5. CR7 Reply

    December 21, 2013 at 11:13 PM

    AHHAAHAHHHAHAH VIVA CHELSEA

  6. laqaaye Reply

    December 22, 2013 at 12:47 AM

    kkkkkkkkkkkkkkkkk chelsea ayaa badin doonto viva mata viva jose

  7. abdul rahman Reply

    December 22, 2013 at 2:12 AM

    kkkkkkk ninka dhahaya Chelsea aya koox wayn ah waxan leeyahay sxb ka qarasbax waxas Chelsea waa koox aad u yar marka loo eego arsenal fc wana latuma sidii ilmaha oo kale viva ozil and ramboo

  8. Cumar jiimi Reply

    December 22, 2013 at 7:24 AM

    Arsenal ayaa badin toonta waayo isku kubad ma ahan arsenal iyo chelsea arsenal waxey ku jirtaa sanadkii ugu rajada ficneed

  9. abdiladhif ahmed.nur omar Reply

    December 22, 2013 at 9:05 AM

    asc bahda hiil kubad haddii aan fikirkeeyga ka dhiibto Chelsea ayaa badineyso inkastoo ciyaarta ay aad u adagtahay

  10. Fitaax yare Reply

    December 22, 2013 at 9:56 AM

    Asc bahda hiil kubad waxan aminasahay in ay chelsea badine wayo winger nadiyaasha wawen iskamacelin karto wuu isku dhex yaaca

  11. Fitaax yare Reply

    December 22, 2013 at 9:59 AM

    waxaa badine nadiga chelsea winger nadiyada wawen iskamacelin karo wu isku dhex yacaa

  12. Baliil Yusuf Reply

    December 22, 2013 at 11:55 PM

    Asx bahda hiilkubad.com hadi fikirkeyga dhiibto waxa badin doonta arsenal waayo arsenalbiri qasab aye ku tahay ine si wanagsan u dhelaan waxan rajeena bbiri arsenal 3/Chelsea 1 waana sida welcot and Ramsay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>