Home » Maxaa Cusub » EPL-ka Waa Horyaal Waalan 4-Macalin Ee Ugu Dambeesay Ee Horyaalkan Ma Jiro Mid Shaqadiisa Sii Watay!

EPL-ka Waa Horyaal Waalan 4-Macalin Ee Ugu Dambeesay Ee Horyaalkan Ma Jiro Mid Shaqadiisa Sii Watay!


Manuel Pellegrini

Manuel Pelligrini marka uu xili cayaareedkan dhamaado in shaqada laga racadeyn doono muran kama taagno madaama uu tababarah ku fashilmi rabo in kooxdiisa Man City ay difaacato Premiershp-ka England.

Sidaa darteed wuxuu noqon doonaa macalinkii 5-aad ee ugu dambeeyay kaasi oo EPL qaado hadana xili cayaareedka xiga shaqada isaga tago.

Hadaba aan dib u fiirino 4-macalin ee ugu dambeesay oo ku guulesteen horyaalka England iyo xiliyadii ay shaqada ka tageen:

JOSE MOURINHO (CHELSEA): sanadii 2006 ayuu EPL qaaday balse sanadii xigay 2007 shaqada ayaa laga racadeeyay.

CARLO ANCELOTTI (CHELSEA): sanadii 2010 ayuu EPL qaaday balse sanadii xigay 2011 shaqada ayaa laga racadeeyay.

ROBERTO MANCINI (MANCHESTER CITY): sanadii 2012 ayuu EPL qaaday balse sanadii xigay 2013 shaqada ayaa laga racadeeyay.

SIR ALEX FERGUSON (MANCHESTER UNITED): sanadii 2013 ayuu EPL qaaday balse isla sanadii 2013 ayuu cayaaraha ka fariistay.

MANUEL PELLEGRINI (MANCHESTER CITY): sanadii 2014 ayuu EPL qaaday balse sanadkan 2015, ???????

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>