Home » Maxaa Cusub » FIFA Oo Dhameystirtay Musharaxiinta FIFPro World XI Kadib Markii Ay Magacaabeen 15-kii Weeraryahan

FIFA Oo Dhameystirtay Musharaxiinta FIFPro World XI Kadib Markii Ay Magacaabeen 15-kii Weeraryahan


Rooney

Hay’adda ugu sareysa kubada cagta Fifa ayaa dhameysitray Musharaxiinta FIFPro World XI waxaana kaliya ka dhimanaa 15-weeraryahan oo goor dhaw ay ku dhawaaqeen.

Weeraryahanada lagu dhawaaqay waxaa ku jira kaliya sadex xidig oo ka ciyaarta horyaalka Premier League waxeyna kala yahiin: Diego Costa, Rooney iyo Sergio Aguero.

Sidoo kale Messi, Ronaldo & Gareth Bale ayaa sidoo kale ku jira musharaxiinta FIFPro World Xi, waxaana meesha ka marneyn Luis Suarez iyo Neymar.

Liiska 15-ka Weeraryahan ee la magacaabay:

Sergio Aguero (Man City), Gareth Bale (Real Madrid), Karim Benzema (Real Madrid), Diego Costa (Chelsea), Cristiano Ronaldo (Real Madrid), Zlatan Ibrahimovic (PSG), Robert Lewandowski (Bayern Munich), Lionel Messi (Barcelona),  Thomas Muller (Bayern Munich), Neymar (Barcelona), Marco Reus (Dortmund), Arjen Robben (Bayern Munich), Franck Ribery (Bayern Munich), Wayne Rooney (Man United), Luis Suarez (Barcelona).

One Response to FIFA Oo Dhameystirtay Musharaxiinta FIFPro World XI Kadib Markii Ay Magacaabeen 15-kii Weeraryahan

  1. nadaara Reply

    December 2, 2014 at 9:09 am

    ROOOOOOOONEY

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>