Shabakada kubada cagta ka hadasho Goal.com sidoo kalena ah shabakada ugu weyn ee cayaaraha ka faalooto ayaa sidii la wa sugaayay soo bandhigtay xidigaha aduunka ugu hantida badan kuwa weli cayaaraha ku dhex jiraan.
Hadaba xogtaan ayaa lagu saleeyay xidig walbo mushaarka uu qaato, xayeysiimaha uu sameeyo iyo gunooyinka dheeriga ah ee soo galo waxaana sanadkan 2015 noqday laacibka aduunka ugu taajirsan Cristiano Ronaldo.
Fadlan hoos kaga bogo sida ay 20-xidig ee aduunka ugu taajirsan:
20. John Terry (Chelsea): hantida uu heesto €56m
19. Sergio Aguero (Maityn C): hantida uu heesto €58m
18. Gerard Pique (Barcelona): hantida uu heesto €58m
17. Francesco Totti (AS Roma): hantida uu heesto €60m
16. Franck Ribery (Bayern Munich): hantida uu heesto €61m
15. Yaya Toure (Man City): hantida uu heesto €62m.
14. Steven Gerrard (Liverpool): hantida uu heesto €64m
13. Giggi Buffon (Juventus): hantida uu heesto €68m
12. Rio Ferdinand (QPR): hantida uu heesto €72m.
11. Bastian Schweinstieger (Bayern Munich): hantida uu heesto €75m.
10. Frank Lampard (Man City): hantida uu heesto €80m.
9. Ronaldinho (Quertaro F.C.): hantida uu heesto €83m.
8. Raul (New York Cosmos): hantida uu heesto €85m.
7. Samuel Eto’o (Sampadoria): hantida uu heesto €87m
6. Kaka (Orland City): hantida uu heesto €96m.
5. Wayne Rooney (Man United): hantida uu heesto €103m.
4. Zlatn Ibrahimovic (PSG): hantida uu heesto €105m
3. Neymar (Barcelona): hantida uu heesto €135m
2. Lionel Messi (Barcelona): hantida uu heesto €200m.
1. Cristiano Ronaldo (Real Madrid): hantida uu heesto €210m.
CaNo GeL Ynwa
6-March-2015 at 11:05 pm
Neymar oo shalay yimid yurub aa kalinta sedexad ku jiro after two year kalinte bu noqon kara wa yabe
Viva Barca and MSN