Home » Horyaalada » La Liga Spain » Javier Hernandez Oo Kasoo Muuqday Todobaadkan Iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan La Ligaha Spain

Javier Hernandez Oo Kasoo Muuqday Todobaadkan Iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan La Ligaha Spain


chicharito-real-madrid-260415_1bsb6ebi1fdz21lhtn3oolwmuv

Weeraryahanka reer Mexico wuxuu dib usoo ceshtay gool dhalintii lagu yaqiinay weliba todobaadkan kooxdiisa Real Madrid labo gool ayuu u dhaliyay kulan ay 4-2 kaga badiyeen naadiga Celta Vigo.

Sidaa darteed Hernandez ayaa nasiib u yeeshay inuu todobaadkan ka mid noqdo kooxda ugu wanaagsan La Ligaha Spain madaama uu wacdaro ka dhigan horyaakan xiisaha badan.

Sidoo kale wareega 33-aad waxaa isagana sidii joogtada u ahayd bandhig wanaagsan sameeyay Lionel Messi oo ka mid noqday kooxda isbuucan ugu wanaagsan.

Guud ahaan hoos kaga bogo todobaadkan iyo 11-ka xidig ee La Ligaha Spain ugu wanaagsan:

Goolhaye: Fabrico (Deportivo)

Daafaca: Gerard Pique (Barcelona), Sergio Ramos (Real Madrid), Daniel Carrico (Sevilla)

Khadka dhexe: Ever Banega (Sevilla), Sofiane Feghouli (Valencia), Dani Parejo (Valencia), Antoine Griezmann (Atletico Madrid)

Weerarka: Lionel Messi (Barcelona), Javier Hernandez (Real Madrid), Nolito (Celta Vigo)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>