Home » Maxaa Cusub » Kadib Heshiiska Petr Cech La Gaarayy Arsenal Waa Kuwee Goolhayeyaasha Ugu Qaalisan

Kadib Heshiiska Petr Cech La Gaarayy Arsenal Waa Kuwee Goolhayeyaasha Ugu Qaalisan


cech petr

Madaama kooxda Arsenal ay si rasmi ah heshiis ula gaartay goolhaye Petr Cech sidoo kalena ay ku iibsatay €15.5 million waxaan idiin heynaa taariikh ahaan goolhayeyaasha ugu qaalisnaa ee kooxaha qaarada Yurub iibsadeen.

Fadlan hoos kaga bogo xidigaha goosha inay qabtan xirafadooda tahay kuwooda ugu qaalisan ee lacago adag lagu iibsaday:

KEYLOR NAVAS | Levante to Real Madrid, in 2014 | €9.9m

PETR CECH | Rennes to Chelsea, in 2004 | €9.9m

HEURELHO GOMES | PSV to Tottenham, in 2008 | €11m

FABIEN BARTHEZ | Monaco to Manchester United, in 2000 | €11m

HUGO LLORIS | Lyon to Tottenham, in 2012 | €11m

SEBASTIEN FREY | Cannes to Inter, in 1998 | €12.1m

SAMIR HANDANOVIC | Udinese to Inter, in 2012 | €12.3m

CRAIG GORDON | Hearts to Sunderland, in 2007 | €12.7m

SIMON MIGNOLET | Sunderland to Liverpool, 2013 | €12.7m

CLAUDIO BRAVO | Real Sociedad to Barcelona, in 2014 | €13.7m

FRANCESO TOLDO | Fiorentina to Inter, in 2001 | €14m

MARC-ANDRE TER STEGEN | Borussia Monchengladbach to Barcelona, in 2014 | €14m

FERNANDO MUSLERA | Lazio to Galatasaray, in 2011 | €14m

FRASER FORSTER | Celtic to Southampton, in 2014 | €14.1m

ANGELO PERUZZI | Juventus to Inter, in 1999, & Inter to Lazio, in 2000 | £10-11m

PETR CECH | Chelsea to Arsenal, in 2015 | €14.1m-€15.5m

JAN OBLAK | Benfica to Atletico Madrid, in 2014 | €17.8m

SEBASTIEN FREY | Inter to Parma, in 2001 | €18m (€4.4m + Sergio Conceicao)

DAVID DE GEA | Atletico Madrid to Manchester United, in 2011 | €25.1m

MANUEL NEUER | Schalke to Bayern Munich, in 2011 | €26.8m

GIANLUIGI BUFFON | Parma to Juventus, in 2001 | €46m

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>