Raheem Sterling iyo Liverpool xumaato weyn ayay ku kala tageen sidoo kalena xidigan naadiga Man City ku biiray isaga ayaa qirtay inuu kooxdiisii hore uu qalad ka galay.
Hadaba hoos kaga bogo xidigaha taariikh ahaan xumaato kooxahooda ku kala tageen sidoo kalena loo arko inay noqdeen kuwo ku dhaqmeen qayaano muuqado:
10) Wayne Rooney, Everton to Manchester United
9) Robin van Persie, Arsenal to Manchester United
8) Ashley Cole, Arsenal to Chelsea
7) Samir Nasri, Arsenal to Manchester City
6) Carlos Tevez, West Ham to Manchester City
5) Sol Campbell, Tottenham to Arsenal
4) Luis Figo, Barcelona to Real Madrid
3) Raheem Sterling, Liverpool to Manchester City
2) Jack Colback, Sunderland to Newcastle United
1) Michael Owen, Liverpool to Real Madrid to Newcastle United to Manchester United
iPhone
19-July-2015 at 9:03 am
Tevez west ham 2 man utd 2 man city