Home » Maxaa Cusub » Koox Laga Sameeyay Saxiixyadii Ugu Xumaa Ee Uu Tababare Rodgers Garoonka Anfield Keenay

Koox Laga Sameeyay Saxiixyadii Ugu Xumaa Ee Uu Tababare Rodgers Garoonka Anfield Keenay


Kolo

Waxaad moodaa macalin Brenden Rodgers wixii wanaagsanaa ee uu xili cayaareedkii hore qabtay inuu haatan dib u masaxaayo madaama kooxda Liverpool ay haatan ku sugan tahay jah wareer xoogan sido kalena ay EPL kaga jirto kaalin aysan u qalmin.

Macalin dhalinta yar dadaalkiisa tirada badan wuxuu dhaliyay qaladaad badan madaama daaha laga qaaday 11-xidig oo uu Liverpool kusoo kordhiyay kuwoodii ugu xumaa tan iyo markii uu hogaanka Reds la wareegay 3-sano ka hor.

Hadaba hoos kaga bogo saxiixyadii ugu xumaa ee u macalinkan sameeyay dhawaanahan kuwaas oo aan Liverpool waxba kusoo kordhinin:

Goolhaye: Brad Jones

Daafaca: Kolo Toure, Aly Cissokho, Sebastian Coates, Dejan Lovren

Khadka dhexe: Nuri Sahin, Luis Alberto, Oussama Assaidi

Weerarka: Samed Yesil, Iago Aspas, Mario Balotelli

2 Responses to Koox Laga Sameeyay Saxiixyadii Ugu Xumaa Ee Uu Tababare Rodgers Garoonka Anfield Keenay

  1. abuukar otieno Reply

    November 22, 2014 at 2:09 pm

    Maya maya maya.nuur sahin,asidi,luis alberto.kuma jiraan

  2. ilove liverpool Reply

    November 23, 2014 at 9:03 am

    Maya adeer nuri sahin kuma jiro khasaaraha ugu wayn waa Balotelli

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>