Waxaad moodaa macalin Brenden Rodgers wixii wanaagsanaa ee uu xili cayaareedkii hore qabtay inuu haatan dib u masaxaayo madaama kooxda Liverpool ay haatan ku sugan tahay jah wareer xoogan sido kalena ay EPL kaga jirto kaalin aysan u qalmin.
Macalin dhalinta yar dadaalkiisa tirada badan wuxuu dhaliyay qaladaad badan madaama daaha laga qaaday 11-xidig oo uu Liverpool kusoo kordhiyay kuwoodii ugu xumaa tan iyo markii uu hogaanka Reds la wareegay 3-sano ka hor.
Hadaba hoos kaga bogo saxiixyadii ugu xumaa ee u macalinkan sameeyay dhawaanahan kuwaas oo aan Liverpool waxba kusoo kordhinin:
Goolhaye: Brad Jones
Daafaca: Kolo Toure, Aly Cissokho, Sebastian Coates, Dejan Lovren
Khadka dhexe: Nuri Sahin, Luis Alberto, Oussama Assaidi
Weerarka: Samed Yesil, Iago Aspas, Mario Balotelli
abuukar otieno
November 22, 2014 at 2:09 pm
Maya maya maya.nuur sahin,asidi,luis alberto.kuma jiraan
ilove liverpool
November 23, 2014 at 9:03 am
Maya adeer nuri sahin kuma jiro khasaaraha ugu wayn waa Balotelli