Home » Horyaalada » italian Serie A » Lama Filaan: Fiorentina Oo Dooneyso Inay Theo Walcott Bisha Janaayo La Saxiixato!

Lama Filaan: Fiorentina Oo Dooneyso Inay Theo Walcott Bisha Janaayo La Saxiixato!


 Theo-Walcott-Arsenal

Wargeska The Express ayaa qoray sheeko la yaab leh madaama uu sheegay in kooxda Fiorentina ay isku diyaarineyso inay isha Janaayo la saxiixato weeraryahanka xulka England iyo kooxda Arsenal Theo Walcott.

Walcott dhawaan ayuu kasoo kabtay dhaawac uu mudo dheer gaoomada kaga maqnaa waxayna kooxda reer Talyaani dooneysaa inay xidigan qaab amaah ah ku qaadato.

Madaama Santi Cazorla, Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil ay Line Up-ka Arsenal ku dagaaalamayaan waxaaba la iska iloobay Walcott oo mu 9-bilood garoomada ka maqnaa sidaa darteed Fiorentina ayaa qorsheneys inay xidigan qaab amaah Arsenal kaga qaadato.

Kooxda Fiorentina bilawgii xili cayaareedkan waxay qaab amaah ah kaga qaadatay Micah Richards naadiga Man City sidaa darteed Violla markaan maku guuleesan doontaa saxiixa Walcott oo ka mid ah xidigaha ugu muhiimsan naadiga Arsenal.

One Response to Lama Filaan: Fiorentina Oo Dooneyso Inay Theo Walcott Bisha Janaayo La Saxiixato!

  1. abu ozil Reply

    November 7, 2014 at 11:18 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkk
    kkkkkkkkk
    kkkkkkkk
    kkkkkkk
    kkkkkk
    kkkkk
    kkkk
    kkk
    kk
    k

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>