Wargeska The Express ayaa qoray sheeko la yaab leh madaama uu sheegay in kooxda Fiorentina ay isku diyaarineyso inay isha Janaayo la saxiixato weeraryahanka xulka England iyo kooxda Arsenal Theo Walcott.
Walcott dhawaan ayuu kasoo kabtay dhaawac uu mudo dheer gaoomada kaga maqnaa waxayna kooxda reer Talyaani dooneysaa inay xidigan qaab amaah ah ku qaadato.
Madaama Santi Cazorla, Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil ay Line Up-ka Arsenal ku dagaaalamayaan waxaaba la iska iloobay Walcott oo mu 9-bilood garoomada ka maqnaa sidaa darteed Fiorentina ayaa qorsheneys inay xidigan qaab amaah Arsenal kaga qaadato.
Kooxda Fiorentina bilawgii xili cayaareedkan waxay qaab amaah ah kaga qaadatay Micah Richards naadiga Man City sidaa darteed Violla markaan maku guuleesan doontaa saxiixa Walcott oo ka mid ah xidigaha ugu muhiimsan naadiga Arsenal.
abu ozil
November 7, 2014 at 11:18 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkk
kkkkkkkkk
kkkkkkkk
kkkkkkk
kkkkkk
kkkkk
kkkk
kkk
kk
k