Kooxda Pep Guiardiola ayaa la xanuunsaneysa dhaawacyo badan kuwaas oo aafeeyay awoodii kooxda, Ribery, Bastian, Robben iyo Alaba ayaa ka maqan kooxda.
Rafinha iyo Bernat ayaa labada dhinac ciyaari doona iyadoo Lahm uu dhexda gali doono wuxuuna caawin doonaa Alonso iyo Thiago, halka Muller, Lewy iyo Gotze ay weerarka ku jiraan.
Dhanka kale Porto ayaa lasoo shirtageysa wiilasheeda laga daba dhacay, Martinez, Brahimi iyo Casemiro, sidoo kale Dnailo ayaa caawa kusoo bilowday isagoo daafaca kula midoobi doona Maicon, Sandro iyo Martins Indi.
Porto:
Fabiano, Danilo, Maicon, Martins Indi, Alex Sandro, Herrera, Casemiro, Torres, Quaresma, Martinez, Brahimi.
Keydka:
Helton, Quintero, Reyes, Evandro, Hernani, Ruben Neves, Aboubakar.
Bayern Munich:
Neuer, Rafinha, Boateng, Dante, Bernat, Lahm, Alonso, Thiago, Muller, Lewandowski, Gotze.
Subs: Reina, Pizarro, Gaudino, Rode, Badstuber, Weiser, Lucic.
Garsoore: Carlos Velasco Carballo (Spain)