Home » Maxaa Cusub » Macalin Hamza Hamzaoglu Oo Xaqiijiyay In Galatasaray Ay Dooneyso Flop-kii inter Milan Lucas Podolski

Macalin Hamza Hamzaoglu Oo Xaqiijiyay In Galatasaray Ay Dooneyso Flop-kii inter Milan Lucas Podolski


Lucas

Macalinka kooxda Galatasaray ee dalka turkiga Hamza Hamzaoglu ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay dooneyso weeraryahanka kooxda Arsenal Lucas Podolski kaas oo amaah fashil ah kusoo qaatay kooxda Inter Milan.

30-jirkaan wuxuu dib ugu soo laabanayaa haatan kooxdiisa, balse ma cada inuu mar kale heli doono kalsoonida Arsene Wenger.

Si kastaba Galatasaray ayaa dooneysa iney xidigaan si joogto ah ula saxiixato iyadoo dooneysay iney kooxdeeeda ku xoojiso.

“Podolski iyo Gignacv waxey ku jiraan liiska kooxda ay dooneyso” Ayuu yiri Hamza Hamzaoglu, “Wali wadahadal lama aanan bilaabin” Ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Podolski xagaagii dhamaaday hal kulan kooxdiisa kuma soo bilaaban kooxdiisa ka hor inta uusan Sansiro si amaah ah ugu biirin Inter Milan.

Ugu dambeyntii Galatasaray waxey xaqiijiyeen iney xiiseynaayan balse lama oga hadii Arsenal ay xidigaan mar kale fasaxi doonto.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>