Kooxda Man United ayaa u muuqato inay bisha Janaayo ahmiyad gaar ah siin doonto sidii ay kula soo saxiixan laheed daafac tayo wanaagsan kaasi oo awood dheeraad ah kooxdan kusoo kordhin karo.
Macalin Luis Van Gaal kooxdiisa waxay xooga saari doontaa soo xero galinta daafac dhexe oo weliba hogaamiye ka noqon karo garoonka Old Trafford.
Wuxuuna wargeska Daily Mail ka dhawaajiyay in Man United ay calaameesatay 6-daafac oo kala ah:
Mats Hummels (Borussia Dortmund)
Fabian Schar (FC Basel)
Aleksandar Dragovic (Dynamo Kiev)
Diego Godin (Atletico Madrid)
Raphael Varane (Real Madrid)
Ron Vlaar (Aston Villa)
Hadaba aqriste daafacee is leedahay awood dheeraad ah ayuu Man United kusoo kordhin karaa hadii ay bisha Janaayo lasoo saxiixato?
Hanad
December 2, 2014 at 2:06 pm
Diego godin aya kuhabon san filayo
koke
December 2, 2014 at 6:37 pm
diago godin
taagere khaasa man united
December 3, 2014 at 8:55 am
(1)varene
(2)godin