Home » Maxaa Cusub » Man United Oo Ay Ka Go’antahay Inay Daafac Dhexe Lasoo Wareegto Madaama Kooxdan 6-Cayaaryahan Ay Calaameesatay

Man United Oo Ay Ka Go’antahay Inay Daafac Dhexe Lasoo Wareegto Madaama Kooxdan 6-Cayaaryahan Ay Calaameesatay


Diego-Godin-Atletico-Madrid-Goal

Kooxda Man United ayaa u muuqato inay bisha Janaayo ahmiyad gaar ah siin doonto sidii ay kula soo saxiixan laheed daafac tayo wanaagsan kaasi oo awood dheeraad ah kooxdan kusoo kordhin karo.

Macalin Luis Van Gaal kooxdiisa waxay xooga saari doontaa soo xero galinta daafac dhexe oo weliba hogaamiye ka noqon karo garoonka Old Trafford.

Wuxuuna wargeska Daily Mail ka dhawaajiyay in Man United ay calaameesatay 6-daafac oo kala ah:

Mats Hummels (Borussia Dortmund)

Fabian Schar (FC Basel)

Aleksandar Dragovic (Dynamo Kiev)

Diego Godin (Atletico Madrid)

Raphael Varane (Real Madrid)

Ron Vlaar (Aston Villa)

Hadaba aqriste daafacee is leedahay awood dheeraad ah ayuu Man United kusoo kordhin karaa hadii ay bisha Janaayo lasoo saxiixato?

3 Responses to Man United Oo Ay Ka Go’antahay Inay Daafac Dhexe Lasoo Wareegto Madaama Kooxdan 6-Cayaaryahan Ay Calaameesatay

  1. Hanad Reply

    December 2, 2014 at 2:06 pm

    Diego godin aya kuhabon san filayo

  2. koke Reply

    December 2, 2014 at 6:37 pm

    diago godin

  3. taagere khaasa man united Reply

    December 3, 2014 at 8:55 am

    (1)varene
    (2)godin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>