Home » Maxaa Cusub » Mourinho Shaxduu Adeegsan Doonaa Kulanka Arsenal Madaama Weeraryahanadiisa Ay Ka Maqan Yihiin?

Mourinho Shaxduu Adeegsan Doonaa Kulanka Arsenal Madaama Weeraryahanadiisa Ay Ka Maqan Yihiin?


joSE jINOOLE

Macalin Jose Mourinho wuxuu ka fikirayaa xidigaha u cayaari karaan kulanka kooxdiisa Chelsea wajihi doonto naadiga Arsenal.

Chelsea ayaa siweyn uga walaacsan xidigaha Didier Drogba, Loic Remy iyo Diego Costa oo la sadaalinaayo in dhamaan sedexdan weeraryahankan ay kulankan adag axada seegi doonaan.

Hadaba Daily Mirror ayaa helay xog ku aadan Line Up-ka uu macalin Mourinho naadiga Arsenal kala hortagi doono madaama kooxdiisa ay baahan tahay kaliya hal dhibic iskaba dhaaf inay isku kalifaan inat guuleestaan.

Hadaba Mourinho kulanka Arsenal dhaxdan ayuu kusoo gali doonaa sida laga hor dhacay:

Goolhaye: Courtois

Daafaca: John Terry, Gary Cahill, Ivanovic, Azpilicueta

Khadka dhexe: Matic, Ramires, Fabregas, Willian, Oscar

Weerarka: Hazard

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to Mourinho Shaxduu Adeegsan Doonaa Kulanka Arsenal Madaama Weeraryahanadiisa Ay Ka Maqan Yihiin?

  1. axmed deeq chelsea boy Reply

    23-April-2015 at 8:08 pm

    wooooow waa sidaaan rabay aan jeclaaay aaan sugaaye aaan ku figiraaye in oo murinho sameen doono

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>