Home » Horyaalada » La Liga Spain » Mudo Bil Ah Ka Hor Rea Madrid La Ligaha 4-Dhibcood Ayay Ka Sareysay Barcelona Balse Haatan Xaalka Waa Bil Caksi!!

Mudo Bil Ah Ka Hor Rea Madrid La Ligaha 4-Dhibcood Ayay Ka Sareysay Barcelona Balse Haatan Xaalka Waa Bil Caksi!!


Real

Kooxda Real Madrid hal bil oo kaamil ah ayay sida markabkii camal u quuseesay natiijadana waxay noqotay in kooxdan La Ligaha hogaanka lagala wareego.

Madrid guuldaradii El Classico 2-1 loogu awood sheegtay waxay sababta in haatan Barcelona hogaanka L Ligaha kaga heyso kooxdan 4-dhibcood.

Balse waxaa naga xasuusin ah in Real Madrid mudo bil ka hor ay dhigeeda Barcelona ka sareesay 4-dhibcood.

Mudo 28-maalmood gudaheeda ayaa hogaanka lagala wareegay Real Madrid waxayna mudadaas gudaheeda Real la kulantay labo guuldaro ah iyo hal bar bar dhac ah.

Real Madrid taako 1-1 ah waxay kala kulantay kooxda Villareal halka guuldaro 1-0 ah ay ka kulantay Athletico Bilbao intaas oo dhan waxaa ooga siiran kadib markii todobaadkan El Classico looga adkaatay midaasna waxay sababtay in 4-dhibooc hogaanka horyaalka looga qabto.

Haatan 10-kulan ayaa ka harsan La Ligaha waxaana koox walbo u baaqi ah 30-dhibcood hadaba Real Madrid masoo laba kacley doontaa inkastoo waqti aysan ku filan heesanin?

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to Mudo Bil Ah Ka Hor Rea Madrid La Ligaha 4-Dhibcood Ayay Ka Sareysay Barcelona Balse Haatan Xaalka Waa Bil Caksi!!

  1. Abdiraxmaan Ali (Rigaax) Reply

    23-March-2015 at 10:49 pm

    Waa maya barca hore ayay socotaa riyalna hoos ayay usii socotaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>