Home » Horyaalada » La Liga Spain » Muuqaal: Ivan Rakitic Oo Dareen Qiiro Leh La Wadaagay Jamaahiirta Sevilla Kadib Barbardhicii Xalay

Muuqaal: Ivan Rakitic Oo Dareen Qiiro Leh La Wadaagay Jamaahiirta Sevilla Kadib Barbardhicii Xalay


iVAN

Kabtankii hore kooxda Sevilla Ivan Rakitic ayaa dib ugu laabtay garoonka Ramón Sánchez Pizjuán Stadium, kulan ay kooxdiisa Barcelona barbaro kusoo gashay halkaas kulan xalay dhacay oo kusoo dhamaaday 2-2.

Ivan Rakitic ayaana soo dhaweyn qurux badan ka helay taageerayaasha kooxda Sevilla, wuxuuna bishii July ee sanadii hore ku biiray Barcelona isagoo bishii May ee 2014 u suuragaliyay iney kooxda ku guuleysato Europa League kulan ka dhacay Juventus Arena.

Ivan ayaa si xushmad leh u qadariyay taageeryaal u hamuun qabay, isagoo maaliyadiisa iyo kabahiisa u hadiyeeyay, wiilka reer Croatia ayaana ah mid xushmad iyo qiiro u muujiyay Jamaahiirta.

DAAWO:

 

 

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>