Home » Maxaa Cusub » Rasmi: Liverpool Oo Sean O’Driscoll U Magacowday Caawiyaha Cusub Ee Branden Rodgers

Rasmi: Liverpool Oo Sean O’Driscoll U Magacowday Caawiyaha Cusub Ee Branden Rodgers


Sean-ODriscoll

Liverpool ayaa xaqiijisay in Sean O’Driscoll uu noqon doono tababare ku xigeenka macalin Branden Rodgers.

Sidoo kale Pepijn Lijnders ayaa ku biiraya shaqaalaha tababarka kooxda koowaad iyadoo Liverpool ay dooneyso iney hormar ka sameyso dhanka gudoonka tababarka.

Macalinka kooxda Liverpool Branden Rodgers ayaa aad ugu faraxsan magacaabista Sean O’Driscoll wuxuuna qiray iney tahay talaabo loo baahnaa madama ay doonayaan iney hormar ka sameeyaan dhanka tababarka.

Caawiyihii hore Liverpool Pako Ayestaran iyo daafacii hore Liverpool Sami Hypia ayaa labaduba u sharaxnaa iney xilkaan qabtaan balse Sean O’Driscoll ayaa loo doortay inuu badalo Pascoe.

Dhankan kale Hypia ayaa laga yaabaa inuu dib ugu soo laabto Anfield isagoo badal u noqon kara leyliyaha kooxda koowaad ee Mike Marsh, balse wuxuu door bidayaa boos halkaas ka sareeya.

 

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>