Paul Merson waa qoraa ka tirsan Sky Sports wuxuuna isbuuc walba ra’yigiisa ku cabiraa sida ay u dhici karaan kulamada markaasi la ciyaarayo, isagoo aragtiisa ku saleynaya awooda ay koox walba leedahay iyo kulamadii ugu dambeeyay bandhigeeda.
Paul Merson wuxuu todobaadkaan guulo u saadaaliyay kooxaha Manchester City, Manchester United, Chelsea iyo Arsenal, Halka Liverpool uu guuldarooyin u qiyaasay.
Hadaba Sida uu saadaashiisa ugu qoray Sky Sports Hoos kala soco:
KULAMADA SABTIDA:
Arsenal 2 – 1 Liverpool
Everton 1 – 1 Southampton
Leicester City 2 – 1 West Ham United
Manchester United 2 – 0 Aston Villa
Swansea City 2 – 0 Hull City
West Bromwich Albion 2 – 0 Queens Park Rangers
Chelsea 2 – 0 Stoke City
KULAMADA AXAD
Burnley 1 – 1 Tottenham Hotspur
Sunderland 1 – 1 Newcastle United
KULANKA ISNIINTA
Crystal Palace 1 – 3 Manchester City
Hadaba waa aragtida uu qabo Paul Merson waxeyna wax walba u dhici karaan sidaan ama si ka duwan waana sheeko uu mar walba sameeyo saxafigaan isagoo inta badan haleela.
AKHRISTE: Adna Fikirkaaga iyo Sidey wax u dhici karaan nala wadaag.. Qeybta Hoose ee fikradaha noogu soo gudbi fariintaada.
abdinasir
3-April-2015 at 12:05 pm
waa mare arsenal waa laga badinayaa
man city bareejo ayaa lagu qaban
chelsea afka ayaaa cida loogu darayaa
ababaay man united kaalinta labaad ayay shuruud la.aan iska xaadirin bye bye
bashka abdi
3-April-2015 at 12:17 pm
man united 3 astovila 0 ansenal 1 liverpol 1 crystal 1 mancity 1 chelsea 2 stoke 2
jakaaa
3-April-2015 at 12:37 pm
arsenal run ayuuu ka sheeegay waliba waxaaan ugu darayaaaa 3-1 arsenal guuul ayaaan urajayn viva oliver giroud
tageeraha man united iyo LLPP jenyo iyo xulka holland
3-April-2015 at 1:43 pm
man city aya laga badina
halka arsinal eey
barejo kaleso man untd
2 bey kalesa
abdulahi
3-April-2015 at 7:45 pm
Anigu waxaa qabaa saadashan arsenal 2 liverbool 2 man u 3 Aston 1 chelsea 3 stoke 1 crystal pl 2 man city 3