Home » Maxaa Cusub » Saadaasha Paul Merson Ee Kulamada 31-aad Horyaalka Ingiriiska Ee Todobaadkaan La Ciyaari Doono

Saadaasha Paul Merson Ee Kulamada 31-aad Horyaalka Ingiriiska Ee Todobaadkaan La Ciyaari Doono


EPL 2014-15

Paul Merson waa qoraa ka tirsan Sky Sports wuxuuna isbuuc walba ra’yigiisa ku cabiraa sida ay u dhici karaan kulamada markaasi la ciyaarayo, isagoo aragtiisa ku saleynaya awooda ay koox walba leedahay iyo kulamadii ugu dambeeyay bandhigeeda.

Paul Merson wuxuu todobaadkaan guulo u saadaaliyay kooxaha Manchester City, Manchester United, Chelsea iyo Arsenal, Halka Liverpool uu guuldarooyin u qiyaasay.

Hadaba Sida uu saadaashiisa ugu qoray Sky Sports Hoos kala soco:

KULAMADA SABTIDA:

Arsenal 2 – 1 Liverpool

Everton 1 – 1 Southampton

Leicester City 2 – 1 West Ham United

Manchester United 2 – 0 Aston Villa

Swansea City 2 – 0 Hull City

West Bromwich Albion 2 – 0 Queens Park Rangers

Chelsea 2 – 0 Stoke City

KULAMADA AXAD

Burnley 1 – 1 Tottenham Hotspur

Sunderland 1 – 1 Newcastle United

KULANKA ISNIINTA

Crystal Palace 1 – 3 Manchester City

Hadaba waa aragtida uu qabo Paul Merson waxeyna wax walba u dhici karaan sidaan ama si ka duwan waana sheeko uu mar walba sameeyo saxafigaan isagoo inta badan haleela.

AKHRISTE: Adna Fikirkaaga iyo Sidey wax u dhici karaan nala wadaag.. Qeybta Hoose ee fikradaha noogu soo gudbi fariintaada.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

5 Responses to Saadaasha Paul Merson Ee Kulamada 31-aad Horyaalka Ingiriiska Ee Todobaadkaan La Ciyaari Doono

  1. abdinasir Reply

    3-April-2015 at 12:05 pm

    waa mare arsenal waa laga badinayaa
    man city bareejo ayaa lagu qaban
    chelsea afka ayaaa cida loogu darayaa
    ababaay man united kaalinta labaad ayay shuruud la.aan iska xaadirin bye bye

  2. bashka abdi Reply

    3-April-2015 at 12:17 pm

    man united 3 astovila 0 ansenal 1 liverpol 1 crystal 1 mancity 1 chelsea 2 stoke 2

  3. jakaaa Reply

    3-April-2015 at 12:37 pm

    arsenal run ayuuu ka sheeegay waliba waxaaan ugu darayaaaa 3-1 arsenal guuul ayaaan urajayn viva oliver giroud

  4. tageeraha man united iyo LLPP jenyo iyo xulka holland Reply

    3-April-2015 at 1:43 pm

    man city aya laga badina
    halka arsinal eey
    barejo kaleso man untd
    2 bey kalesa

  5. abdulahi Reply

    3-April-2015 at 7:45 pm

    Anigu waxaa qabaa saadashan arsenal 2 liverbool 2 man u 3 Aston 1 chelsea 3 stoke 1 crystal pl 2 man city 3

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>