Home » Maxaa Cusub » Saadaasha Paul Merson Ee Kulamada Horyaalka Ingiriiska Isbuuciisa 34-aad Ee Todobaadkan La Ciyaari Doono

Saadaasha Paul Merson Ee Kulamada Horyaalka Ingiriiska Isbuuciisa 34-aad Ee Todobaadkan La Ciyaari Doono


Merson

Qabiirka ciyaaraha ee Sky Sports Paul Merson ayaa todobaad walba cabira saadaashiisa ku aadan kulamada horyaalka Ingiriiska ee todobaad walba la ciyaaro.

Merson wuxuu todobaadkaan guulo u diiday kooxaha Chelsea, Arsenal iyo Man United madama uu cabiray iney kulamadooda ku dhameysan doonaan barbaro.

Paul Merson kulanka ugu culus todobaadkaan ee dhexmari doona kooxaha Chelsea vs Arsenal wuxuu ku saadaliyay barbaro gool la’aan ah, halka kulanka Man United iyo Everton uu isna ku saadaliyay barbaro 2-2.

Hadaba Saadaasha Paul Merson ee kulamada Isbuuca:

Kulamada Sabtida:

Southampton 2 – 1 Tottenham Hotspur

Burnley 1- 1 Leicester City

Crystal Palace 1 – 0 Hull City

Newcastle United 1 – 2 Swansea City

Queens Park Rangers 2 – 1 West Ham United

Stoke City 2 – 0 Sunderland

West Bromwich Albion 1 – 2 Liverpool

Manchester City 2 – 1 Aston Villa

Axad:

Everton 2 – 2 Manchester United

Arsenal 0 – 0 Chelsea

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to Saadaasha Paul Merson Ee Kulamada Horyaalka Ingiriiska Isbuuciisa 34-aad Ee Todobaadkan La Ciyaari Doono

  1. saleebaankaafi:liverpool Reply

    24-April-2015 at 11:25 pm

    Waan ku raacsanaha khabiirka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>