Qabiirka ciyaaraha ee Sky Sports Paul Merson ayaa todobaad walba cabira saadaashiisa ku aadan kulamada horyaalka Ingiriiska ee todobaad walba la ciyaaro.
Merson wuxuu todobaadkaan guulo u diiday kooxaha Chelsea, Arsenal iyo Man United madama uu cabiray iney kulamadooda ku dhameysan doonaan barbaro.
Paul Merson kulanka ugu culus todobaadkaan ee dhexmari doona kooxaha Chelsea vs Arsenal wuxuu ku saadaliyay barbaro gool la’aan ah, halka kulanka Man United iyo Everton uu isna ku saadaliyay barbaro 2-2.
Hadaba Saadaasha Paul Merson ee kulamada Isbuuca:
Kulamada Sabtida:
Southampton 2 – 1 Tottenham Hotspur
Burnley 1- 1 Leicester City
Crystal Palace 1 – 0 Hull City
Newcastle United 1 – 2 Swansea City
Queens Park Rangers 2 – 1 West Ham United
Stoke City 2 – 0 Sunderland
West Bromwich Albion 1 – 2 Liverpool
Manchester City 2 – 1 Aston Villa
Axad:
Everton 2 – 2 Manchester United
Arsenal 0 – 0 Chelsea
saleebaankaafi:liverpool
24-April-2015 at 11:25 pm
Waan ku raacsanaha khabiirka