Home » Maxaa Cusub » Sawiro: Saxiixyada Cusub Ee Man United Morgan, Bastian, Memphis & Darmian Oo Tababarkii Ugu Horeeyay La Qaatay Kooxdooda Cusub

Sawiro: Saxiixyada Cusub Ee Man United Morgan, Bastian, Memphis & Darmian Oo Tababarkii Ugu Horeeyay La Qaatay Kooxdooda Cusub


AA

Xidigaha Manchester United ayaa shalay galinkii dambe ka dagay Mareykanka kadib safar ay galeen, balse nasiino badan kuma daahin waxeyna durba bilaabeen iney qaataan tababaro fudud oo iskululeen ah.

Saxiixyada cusub ee Kooxda Morgan Schneiderlin, Bastian Schnweinstieger, Memphis Depay iyo Matteo Darmian ayaana kasoo muuqday iyadoo sidoo kale qaar ka mid ah xidigaha Man United ay ku wehliyeen.

Kulanka ugu horeeya Man United waxey la ciyaari doontaa Club America kooxda la yiraahdo subaxnimada hore ee sabtida, balse kadib waxey ka qeyb qaadan doontaa koobka International Championship ee ay sanad walba ka qeyb galaan.

1 2A83265000000578-0-image-a-36_1436855582050 3 4 5 6 7

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to Sawiro: Saxiixyada Cusub Ee Man United Morgan, Bastian, Memphis & Darmian Oo Tababarkii Ugu Horeeyay La Qaatay Kooxdooda Cusub

  1. sharmaarke Reply

    14-July-2015 at 4:37 pm

    Man Utd Waxay U Qalab Qadanaysa Horyaal Egland Iyo Uefa Champoins Leaga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>