Home » Maxaa Cusub » Siduu Noqon Doonaa Line Up-ka Liverpool Kulanka Ay La Cayaari Doono Kooxda QPR?

Siduu Noqon Doonaa Line Up-ka Liverpool Kulanka Ay La Cayaari Doono Kooxda QPR?


Liverpool

Naadiga Liverpool haatan xidigo badan ayaa dhaawac kaga maqan sidoo kalena kulamadii isreeb reebka Euro 2016 Liverpool dan kuma qabin madaama xidigo muhiim ah kaga soo dhaawacmeyn.

Sida Markovic iyo Lovren,hadaba dood xoogan ayaa ka taagan macalin Brenden Rodgers xidigaha uu adeegsan doono kulanka Liverpool la cayaari doonto naadiga QPR sabtiga nagu soo fool leh Premiership-ka England.

Hadaba hoos kaga bogo Line Up-ka macquulka ah Liverpool kulankaan u safan karaan:

Goolhaye: Mignolet

Daafaca: Sakho, Skrtel, Moreno, Johnson

Khadka dhexe: Gerard, Henderson, Allen

Weerarka: Lallana, Sterling, Balotelli

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

2 Responses to Siduu Noqon Doonaa Line Up-ka Liverpool Kulanka Ay La Cayaari Doono Kooxda QPR?

  1. saleebaanliverpool Reply

    14-October-2014 at 1:41 pm

    Waa layn ab aad u wanaagsan wayna ku dhaafi karaan KPR si fudud waad mahadsan tihin hiilkubad.com

  2. Timeyste Reply

    14-October-2014 at 5:06 pm

    Liverpool way ka badin doonta nadiigan heerka labaad cid kasta oo ay kula ciyaarto!!!!!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>