Home » Maxaa Cusub » Waa Kuwee Musharaxiinta U Taagan Jagada Tababaranimo Ee Xulka Holland Kadib Markii Uu Guus Hiddink Is Casilay

Waa Kuwee Musharaxiinta U Taagan Jagada Tababaranimo Ee Xulka Holland Kadib Markii Uu Guus Hiddink Is Casilay


Koeman

Macalin Guus Hiddink ayaa iska dhiibay hogaanka xulka Holland madaama uu ku guul dareestay inuu xulkan wax ka badalo ama guulo wax ku ool ah gaarsiiyo 12-bilood ee ugu dambeesay.

Holland xaalkooda haatan ma wanaagsano waxayna kaga jiraan kaalinta 3-aad qaybta guruubka ay kaga jiraab isreeb reebka tartanka Euro 2016.

Sidaa darteed Guus Hiddink ayaa xilka iska dhiibay madaama uu awoodi waayay xulkan kubada cagta taariikhda ku leh inuu wada guusha ku hogaamiyo.

Hadaba shaqsiyaad badan oo kubada cagta Holland magac ku leh ayaa xiriirka kubada cagta Holland codsi u dirsadeen si ay xulkaan u hogaamiyaan.

Waxaana musharaxiinta ugu cad cad ka mid ah shaqsiyaadka hoos ku xusan:

DANNY BLIND

FRANK DE BOER

PATRICK KLUIVERT

FRANK RIJKAARD

CO ADRIAANSE

RONALD KOEMAN

CLARENCE SEEDORF

RUUD GULLIT

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>