Madaama kooxda Liverpool ay Raheem Sterling £50m ku dooneyso waxaa daaha laga qaaday xidigaha haatan ku sugan Premiership-ka England kuwaas oo u qalmaan in £50m lagu iibsado.
Hadaba Sky Sports dhawaan wuxuu soo bandhigay xog rasmi ah taasi oo sheegeyso in Liverpool £50m ka yar aysan Raheem Sterling ku fasixi doonin waxaana xidigan siweyn ugu raad joogto naadiga Man City.
Hadaba aan xaqiiqada ka hadalno waa kuwee xidigaha u qalmaan in £50m lagu iibsado kuwaas oo ku sugan horyaalka heerka kowaad ee dalka England:
Eden Hazard – Chelsea
Sergio Aguero – Manchester City
Thibaut Courtois – Chelsea
Harry Kane – Tottenham Hotspur
Angel Di Maria – Manchester United
Alexis Sanchez – Arsenal
David De Gea – Manchester United
Ross Barkley – Everton
Raheem Sterling – Liverpool