Home » Europe » Champions League » Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco Isku Aadka Wareega Quater Finalka Champions League-ga

Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco Isku Aadka Wareega Quater Finalka Champions League-ga


Nyon Champions League

Sidaan idiin balan qaadnay waxaan si toos ah idinkugu tabin doonaa isku aadka koobka Horyaalada yurub wareegisa quater Finalka oo lagu qaban doono dalka Switzerland magaaladiisa Nyon waana xarunta xiriirka UEFA, saacadda markey tahay 2:00 Duhurnimo xiliga geeska afrika ayaana la sameynayaa oo ay waqti yar nooga hareen.

Hadaba Halkaan ayaan si toos ah idinkugu soo gudbineynaa inagoo si qoraal ah idinkugu soo gudbin doono.

SIDEEDA KOOXOOD EE SOO GUDBAY:

1. Real Madrid

2. Atletico Madrid

3. Barcelona

4. Bayern Munich

5. Juventus

6. Paris Siant Germain

7. Fc Porto

8. As Monaco

LA SOCOD WANAAGSAN

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

5 Responses to Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco Isku Aadka Wareega Quater Finalka Champions League-ga

  1. Ridwaan Reply

    20-March-2015 at 1:29 pm

    Aad ayad u mahadsantihiin bahda hiilkubad.

  2. adnan januzaj Reply

    20-March-2015 at 1:29 pm

    1.Real vs bayern
    2.barca vs bsg
    3.manoco vs juventos
    4.fc borto vs athlantico madrid

  3. Abdirahman Reply

    20-March-2015 at 2:00 pm

    Barca vs manoco psg vs bayer juventus vs porto atletico vs real

  4. nasta Reply

    20-March-2015 at 2:06 pm

    waanka xumahay

  5. A.R.M.L Reply

    20-March-2015 at 2:16 pm

    waa Rj wnaagsan Barca Bayer Atletico And juventus ayaa ugu awood badan.
    koobkan waaa kii barca messi waa shanaysanayaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>