Sidaan idiin balan qaadnay waxaan si toos ah idinkugu tabin doonaa isku aadka koobka Horyaalada yurub wareegisa quater Finalka oo lagu qaban doono dalka Switzerland magaaladiisa Nyon waana xarunta xiriirka UEFA, saacadda markey tahay 2:00 Duhurnimo xiliga geeska afrika ayaana la sameynayaa oo ay waqti yar nooga hareen.
Hadaba Halkaan ayaan si toos ah idinkugu soo gudbineynaa inagoo si qoraal ah idinkugu soo gudbin doono.
SIDEEDA KOOXOOD EE SOO GUDBAY:
1. Real Madrid
2. Atletico Madrid
3. Barcelona
4. Bayern Munich
5. Juventus
6. Paris Siant Germain
7. Fc Porto
8. As Monaco
LA SOCOD WANAAGSAN
Ridwaan
20-March-2015 at 1:29 pm
Aad ayad u mahadsantihiin bahda hiilkubad.
adnan januzaj
20-March-2015 at 1:29 pm
1.Real vs bayern
2.barca vs bsg
3.manoco vs juventos
4.fc borto vs athlantico madrid
Abdirahman
20-March-2015 at 2:00 pm
Barca vs manoco psg vs bayer juventus vs porto atletico vs real
nasta
20-March-2015 at 2:06 pm
waanka xumahay
A.R.M.L
20-March-2015 at 2:16 pm
waa Rj wnaagsan Barca Bayer Atletico And juventus ayaa ugu awood badan.
koobkan waaa kii barca messi waa shanaysanayaa