Home » Maxaa Cusub » 11-ka xidig ee naadiga Liverpool ku faanto iyo qiimaha ay ku fadhiyaan

11-ka xidig ee naadiga Liverpool ku faanto iyo qiimaha ay ku fadhiyaan

Liverpool suarez

Anagoo tixgalineyno codsiga aqristayaasheena sharafa leh waxaan maanta falanqeyn doonaa qiimaha ay ku fadhiyaan 11-ka xidig ee uu macalin Brenden Rodgers jecel yahay inuu todobaad walbo ku dagaal tago, balse marka hore aan warbixin guud idinka siino xidigaha ku sugan garoonka Anfield waxaa lagu sheegay tiro ahaan 24-cayaaryahan waxaana ajinabi ka ah 17-xidig tani ayaa ka dhigan in 81% xidigaha Liverpool ka tirsan ay yihiin kuwo ajinabi ah ama aanan u dhalanin dalka England! Guud ahaan xidigaha Liverpool ku sugan waxaa lagu qiimeeyay €288m balse waxaan si gaar ah maanta uga hadli doonaa qiimaha ay suuqa Yurub ka joogaan 11-ka xidig ee uu tababare Brenden Rodgers ku faano:

Goolhaye: Mignolet, Simon (25-sano, €10m)

Daafaca: Agger, Daniel (28-sano, €18m), Sakho, Mamadou (23-sano, €19m), José Enrique (27-sano, €14m), Johnson, Glen (29-sano, €13m)

Khadka dhexe: Lucas (26-sano, €13m), Gerrard, Steven (33-sano, €9m), Henderson, Jordan (23-sano, €13m), Coutinho (21-sano, €14m)

Weerarka: Sturridge, Daniel (24-sano, €18m), Suárez, Luis (26-sano, €42m)

Qiimaha guud ay ku fadhiyaan: €183m


Waxaa Aqrisay: (221)

Xafiiska Wararka Hiilkubad

Mogadishu - Somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>