Home » Archives by category » Europe » Champions League

Waa kuma shanta xiddig ee isugu soo hari kara kama dambeysta abaalmarinta Ballon d’Or 2017?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa jira fursad dhif ah oo ay dunida kubada cagta ka qabto in ciyaartooy aan aheyn Cristiano Ronaldo uu ku guuleysto abaalmarinta Ballon d’Or. Xilli tiro ka mid ah ciyaartoyda yurub ay bilaabeen diyaargarowga ciyaaryaha isreebreebka koobka addunka ee ka dhacaya Russia, haddana waxaa jirta hadal heyn badan oo ku…

Xiddiga Barca Lionel Messi oo si shaqsi ah uga careysan guulaha Real Madrid gaartay sannadkaan & Sababta ka dambeysa oo la ogaaday

Xiddiga Barca Lionel Messi oo si shaqsi ah uga careysan guulaha Real Madrid gaartay sannadkaan & Sababta ka dambeysa oo la ogaaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa lagu soo waramayaa inuu si shaqsi ah uga careysan yahay guulihii ay ku tallaabsatay Real Madrid intii lagu jiray fasal ciyaareedkii 2016 illaa 2017. Sababta ugu weyn ayaa waxay tahay inuu xiddiga heerka caalami ee dalka Argentian aaminsan yahay inuu abaalmarinta Ballon d’Or…

Kadib xili ciyaareedkii Real Madrid oo soo dhamaaday Zidane oo laga sugayo go,aano adag & xalinta mustaqbalka Isco & James

Kadib xili ciyaareedkii Real Madrid oo soo dhamaaday Zidane oo laga sugayo go,aano adag & xalinta mustaqbalka Isco & James

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Real Madrid Isco ayaa sheegay in uu sida ugu dhaqsiyaha badan uu hashiis cusub u usaxiixi  doono kooxdiisa ka dib markii uu kula guulaystay koobka Champions League. Isco ayaa loo badinayay waqti hore oo xili ciyaareedkaan ah in uu isaga tagi doono garoonka Bernabeu, laakiin dhaawicii…

Fallanqeynta finalka UEFA Champions League oo ay caawa isaga hor imaan doonaan kooxaha Juventus iyo Real Madrid, kooxdee qaadi doonta koobkaan?

Fallanqeynta finalka UEFA Champions League oo ay caawa isaga hor imaan doonaan kooxaha Juventus iyo Real Madrid, kooxdee qaadi doonta koobkaan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Real Madrid ayaa isha ku heysa inay noqoto kooxdii ugu horreysay ee difaacata koobka UEFA Champions League ama si kale haddii loo yiraahdo laba sanno oo xiriir ah ku guuleysata koobkaan marka ay caawa oo Sabti ah finalka koobkaan ku wajahdo kooxda Juventus. Tan iyo markii magaca UEFA Champions League…

Majaladda Marca oo soo ogaatay shaxda laga yaabo inay Juventus garoonka kusoo gasho finalka koobka Champions League

Majaladda Marca oo soo ogaatay shaxda laga yaabo inay Juventus garoonka kusoo gasho finalka koobka Champions League

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Juventus ayaa caawa finalka koobka UEFA Champions League ku wajihi doonta kooxda ugu guulaha badan tartankaan ee Real Madrid. Tababaraha kooxda lagu naanayso La Vecchia Signora ee Massimiliano Allegri ayaa waxaa la saadaalinayaa inuu shax xoogan garoonka kusoo galo marka uu wajaho Los Blancos oo raadineysa inay noqoto kooxdii ugu…

Daafaca Juventus Dani Alves oo weerar culus ku qaaday Real Madrid ka hor finalka UCL – Hal koob oo caddaalad darro ah ayey heystaan!

Daafaca Juventus Dani Alves oo weerar culus ku qaaday Real Madrid ka hor finalka UCL – Hal koob oo caddaalad darro ah ayey heystaan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafaca dambeedka midig ee kooxda Juventus Dani Alves ayaa wuxuu isku diyaarinayaa inuu markale dib usoo cusbooneysiiyo xifaaltanka kala dhexeeya kooxda Real Madrid, xiddigii hore ee kooxda Barcelona ayaana weerar ku qaaday qaabkii loogu caddaalad falay labada kooxood ee Old Lady iyo Los Blancos markii ay isku wajaheen finalka koobka…

Shaxda uu tababare Zinedine Zidane kusoo geli doono finalka UCL oo la ogaaday, miyuu Gareth Bale kusoo bilaaban doonaa?

Shaxda uu tababare Zinedine Zidane kusoo geli doono finalka UCL oo la ogaaday, miyuu Gareth Bale kusoo bilaaban doonaa?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakadda Marca ee dalka Spain ayaa soo heshay shaxda ay macquulka tahay inuu tababare Zinedine Zidane garoonka kusoo galo ciyaarta finalka koobka UEFA Champions League ee ay caawa kooxdiisu wajaheyso Juventus. Waxaa la yaab leh inay Marca daaha ka qaaday in Gareth Bale uu keydka kusoo bilaaban doono finalka ka…

WARBIXIN: Afar Meelood Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Juventus & Real Madrid Kulanka Caawa Ee Finalka Champions League

WARBIXIN: Afar Meelood Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Juventus & Real Madrid Kulanka Caawa Ee Finalka Champions League

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Juventus iyo Real Madrid ayaa caawa ku ciyaaraya garoonka Cardiff ee Wales ciyaarta finalka koobka Champions League. Tababare Max Allegri ayaa rajeynaya inuu kooxdiisa ku hogaamiyo koobkoodii ugu horeysay ee Champions League ee tan iyo sannadii 1996dii. Halka tababare Zidane uu doonayo inuu noqdo tababarihii ugu horeeyay ee labo sanno…

Maxaad ka taqaan liiska 17 kabtan oo ku guuleystay koobka UCL qarnigaan 21aad, imisa kabtan ayaa laba jeer qaaday?

Maxaad ka taqaan liiska 17 kabtan oo ku guuleystay koobka UCL qarnigaan 21aad, imisa kabtan ayaa laba jeer qaaday?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakadda Gool.Net ayaa halkaan kuugu soo gudbin doonta magacyada kabtannada kooxahooda u qaaday koobka UEFA Champions League intii lagu jiray qarnigaan 21aad. Guud ahaan waxay liiska kabtannadaas ka kooban yihiin 17 kabtan, kuwaasoo kooxahooda u guddoomay koobka UEFA Champions League. Shabakadda Gool.Net ayaana halkaan idinkugu soo gudbin doonta magaca kabtan…

Shaqsiga ku guuleysan kara Ballon d’Or, rajada kooxdiisa Finalka Champions League, midka halista badan Bale ama Isco & arimo kale ayuu ka hadlay daafac Juventus Chiellini

Shaqsiga ku guuleysan kara Ballon d’Or, rajada kooxdiisa Finalka Champions League, midka halista badan Bale ama Isco & arimo kale ayuu ka hadlay daafac Juventus Chiellini

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Juventus daafaceeda Giorgio Chiellini ayaa aaminsan in saaxiibkiisa kooxda Gianluigi Buffon uu u qalmo abaalmarinta Ballon d’Or sannadkaan 2017. Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa la filayaa in ay noqdaan labada ciyaaryahan ee kama dambeysta isla soo gaari doona sannadkaan,  laakiin Chiellini ayaa amaanay saameynta Buffon ee kooxda Serie A.…

Page 1 of 111123Next ›Last »