Home » Archives by category » Latin America

Waa Kuwee Saxiixyadii Waalida Ahaa Ama Eey Kubada Cagtu U Aqoonsatay Qiyaanooyinkii Ugu Weeynaa Ee Aan Abid La hilmaamin Doonin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa  jira saxiixyo fara badan ku waa soo lagu tilmaamo in eey ahaayeen qiyaanooyin  eey sameeyeen kooxaha waaweeyn ee Yurub ka dhisan ama eey ka danbeeyeen ciyaaryahanada qudhoodu taa sii oo aan ula jeedo in laba kooxood oo aad u xifaltama ama cadaw is ku ah in eey kala iib…

Neymar Cavani Iyo Xidigaha Magaca Kuleh Laatiin America Kuwaasoo Haatan Ugu Goolasha Badan Dhacdada Loogu So Baxayo Koopka Aduunka Ee 2018-Ka

Neymar  Cavani Iyo Xidigaha Magaca Kuleh Laatiin America Kuwaasoo Haatan Ugu Goolasha Badan Dhacdada Loogu So Baxayo Koopka Aduunka Ee 2018-Ka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan idiin soo gudbin doonaa liiska ciyaartooyda ugu goolasha badan dhacdada loogu soo baxaayo cupka aduunka sanada 2018-ka  ku waa soo ka soo  jeeda qaarada america gaar ahaan Latin America waxaana hogaaminaya liiska ciyaryahanka kooxda PSG ee  Cavani. 1.Edinson Cavani 9 goal Uruguay 2. Felipe Caycedo 7 Goal Ecuador 3.…

Bastian Schweinsteiger Oo Si Dag Dag Ah Saameen Ugu Yeeshay Kooxdiisa Cusub Ee Chigo Fires.

Bastian Schweinsteiger Oo Si Dag Dag Ah Saameen Ugu Yeeshay Kooxdiisa Cusub Ee Chigo Fires.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  ku guulaystihii koobka adduunka ee 2014 Bastian Schweinsteiger ayaa gool dhaliyay kulankiisii ugu horreeyay ee u saftay kooxdiisa cusub Chicago Fire ayadoo kooxdiisu ay barabaro 2-2- ah lagasahay Montreal Impact sabtigii. Schweinsteiger, ayaa noqaday magacii ugu danbeeyay eek u biira horyaallka Major League Soccer (MLS)marka laga hadlo xidigaha sumcadda wayn kuleh kubadda…

RASMI: Brazil Oo Noqday Xulkii Ugu Horeeyay Ee Usoo Baxa Koobka Aduunka 2018 & Peru Oo Gacan Weyn Siiyay.

RASMI: Brazil Oo Noqday Xulkii Ugu Horeeyay Ee Usoo Baxa Koobka Aduunka 2018 & Peru Oo Gacan Weyn Siiyay.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka qaranka Brazil ayaa noqday xulkii ugu horeeyay ee xaqiijiya iney usoo baxeen koobka Aduunka 2018 ee sanadka soo aadan lagu qaban doono Russia waxeyna kaga mahad celinayaan wiilasha Peru kuwaas oo dharbaaxo kulul ku dhuftay Uruguay. Neymar Junior ayaa dhaliyay goolkiisii 52-aad ee xulkiisa Brazil kulan ay Jaalayaasha ku…

Xulka Qaranka Bolivia Oo Ceeb Iyo Fool Xumo Biday Xulka Argentina.

Xulka Qaranka Bolivia Oo Ceeb Iyo Fool Xumo Biday Xulka Argentina.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka qaranka Argentina ayaa markale ku hor kufay xulka qaranka Bolivia ayagoon wadan Lionel Messi. Argentina ayaa horey kulamadii uu Messi kamaqnaa guul darooyin aruur saneysay, haatanna waxaa mugdi weyn uu ku jiraa rajadoodii usoo bixida koobka aduunka, waxeyna guul daro 2-0 ay kala kulmeen Bolivia oo ay marti u…

Tababaraha Xulka Brazil oo Magacaabay Kabtan Cusub Iyo Sidii Ay Ciyaaryahanadu U Kala Hogaamiyeen Xulka Kadib Iscassiliddii Neymer.

Tababaraha Xulka Brazil oo Magacaabay Kabtan Cusub Iyo Sidii Ay Ciyaaryahanadu U Kala Hogaamiyeen Xulka Kadib Iscassiliddii Neymer.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inter daafaceeda Miranda ayaa xirandoona calaamadda kabtanimo kulanka ka tirsan isreebreebka koobka adduunka ee ay caawa Brazil la cayaraari doonto Uruguay.   Tababare Tite ayaan dooran kabtan joogta ah tan iyo magaacbitiisi June 2016, ayadoo taa badalkeeda ay calaamadda kabatanimo ay ku dhex wareegaysay ciyaaryahanada ugu magaca wayn safka Brazil.…

Muxuu Ka Yiri David Luiz Ka Dib Markii laga Reebay Kulamada Ay Ciyaarayaan Xulka Brazil

Muxuu Ka Yiri David Luiz Ka Dib Markii laga Reebay Kulamada Ay Ciyaarayaan Xulka Brazil

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daafaca Danbe kooxda Chelsea ayaa shaaca ka qaaday in uu wax dhib ah u arkin ka maqnaashaha kulamada ay ciyaarayaan Xulka Brazil. Luiz ayaa kusoo bilaabanayey kulan walba ka dib markii uu dib ugu soo laabtay gegada Stamford Bridge balse waxaa xusid mudan in uu kulan ka maqnaan kulamada ay…

Wax Ka Baro Shan Xidig Oo Xirfadleyaal Ah  Ee Ciyaara Kubada Cagta kuwaasoo Qiimeeye Haweenka

Wax Ka Baro Shan Xidig Oo Xirfadleyaal Ah  Ee Ciyaara Kubada Cagta kuwaasoo Qiimeeye Haweenka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Ka dib labo maaalin oo laga joogo maalinta haweenka ee dunida 8-March waxaa jira ciyaaryahano qaar oo aad u qadairya haweenka aadka u qurux badan. Hadaba Waa Kuwaan Shanta Xirfadle Ee Ciyaara Kubada Cagta Kuwaasoo Qadariya Haweenka.   Willian –Chelsea (Hooyadii: Maria Jose Borges da Silva). Willian Borges Da…

Ka Dib Soo Laabashadii Kooxda Barcelona Dib U Milicso 4-Tii Soo Laabasho Ee Ugu Yaabka Badnaa Dunida Kubada Cagta

Ka Dib Soo Laabashadii Kooxda  Barcelona Dib U Milicso 4-Tii Soo Laabasho Ee Ugu Yaabka Badnaa Dunida Kubada Cagta

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Caadiyan kubada cagta waxaa la ciyaara 90-daqiiqo iyo watqiga beel darada ee lagu daro  ciyaarta sidoo kale iyo waqtiga kala baxa lagu daro oo loo yaqaan Extra-Time oo loogu tal galay in lagu kal saaro labda koox. ciyaartii dhex martay kooxaha Barcelona iyo PSG ayaa noqotay ciyaar taariikhi ah maadaama…

XOG:Waa Kuwee Kulamada Darbiga Ah Ee Ugu Adag Caalamka

XOG:Waa Kuwee Kulamada Darbiga Ah Ee Ugu Adag Caalamka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa jira kulamo darbi lagu tilmaamo oo caan ka ah dunida sida kulanka weeyn ee El  El-Calassic Game layiraahdo ,hadaba waxaa jira kulamo kale oo classic ah ama darbi ah oo dhexmara kooxaha isku wadanka ah waxaana idinn soo gudbin doonaa kulamada ugu adag ee laga dheelo caalamka. 1.Real Madrid…

Page 1 of 10123Next ›Last »