Home » Archives by category » Horyaalada » Premier League

Guardiola Oo Dib Isaga Weeraray Antonio Conte: “Ha Iloobin Inaan Sideed Xidig Oo Akademig Ah Ku Qaaday Champions League”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababare Pep Guardiola ayaa dib isaga weeraray dhigiisa Antonio Conte kaas oo ka dhawaajiyay in waxqabadkiisa xili ciyaareedkaan uu muujinayo ineysan lacagti wax walba aheyn. Antonio Conte ayaa qarka u saaran inuu Chelsea u hogaamiyo horyaalka Premier League, balse ka hor kulankiisii Southampton ayuu si dadban ugu digtay labada kooxood…

Warbaahinta Belgium-ka Oo Ka Careysiinaya Jamaahiirta Chelsea Kadib Markii Ay Eden Hazard Ku Sawireen Maaliyadda Real Madrid.

Warbaahinta Belgium-ka Oo Ka Careysiinaya Jamaahiirta Chelsea Kadib Markii Ay Eden Hazard Ku Sawireen Maaliyadda Real Madrid.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Real Madrid ayaa la fahansan yahay ineysan ka niyad jabi doonin ilaa daqiiqadda ugu dambysa ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xagaagan sidii ay usoo qaadan laheyd garabka Chelsea Eden Hazard, balse saxaafadda dalka Belgium ayaaba ka careysiinaya Jamaahiirta Blues. Wargeysyada kasoo baxa dalka Belgium-ka ayaa Eden Hazard kusoo sawiraya maaliyadda…

Hordhac: Man City vs Man United – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Manchester Derby.

Hordhac: Man City vs Man United – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Manchester Derby.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester City ayaa soo dhaweyneysa dhigeeda Manchester United kulan ka tirsan horyaalka xilli labada kooxoodba ay dagaal ugu jiraan sidii ay ugu dhameysan lahaayeen afarta sare si ay uga soo qeyb galaan Champions League xili ciyaareedka soo aadan. Farqiga labadaan kooxood u dhaxeeya kaliya waa 1-dhibcood Pep Guardiola wiilashiisa ayaana…

‘N’Golo Messi!’ – Michy Batshuayi Oo Si Daran Bartiisa Twitter-ka Ugu Amaanay Xiddiga Ugu Fiican Horyaalka Premier League-ga.

‘N’Golo Messi!’ – Michy Batshuayi Oo Si Daran Bartiisa Twitter-ka Ugu Amaanay Xiddiga Ugu Fiican Horyaalka Premier League-ga.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Michy Batshuayi ayaa magaca ka badalay burburiyaha dhexe ee Chelsea iyo qaranka Faransiiska N’Golo Kante kadib markii uu arkay awoodda jiidista kubadda ee xidigii hore Leicester wuxuuna bartiisa twitter-ka ku siiyay magaca N’Golo Messi. Chelsea waxey guul weyn ka gaartay Southampton xalay kulan ka tirsan horyaaalka markaas oo ay 4-2…

Hordhac: Barcelona vs Osasuna – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona Camp Nou.

Hordhac: Barcelona vs Osasuna – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona Camp Nou.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Barcelon ayaa gurigeeda kusoo dhaweyneysa Osasuna kulan ka tirsan horyaalka iyadoo kooxda ka dhisan Catalan ay ku naalooneyso guushii weyneyd ee ay ka gaareen Real Madrid kulankii El-Clasico ee ka dhacay garoonka Boqortooyada. Balaugrana si kumeel gaar ah ayey hogaanka horyaalka La Liga ku heysaa walow Real Madrid ay kulan…

Eden Hazard Oo Walaac Ku Abuuray Jamaahiirta & Maamulka Chelsea Xilli Si Daran Loola Xiriirinayo Real Madrid.

Eden Hazard Oo Walaac Ku Abuuray Jamaahiirta & Maamulka Chelsea Xilli Si Daran Loola Xiriirinayo Real Madrid.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Eden Hazard ayaan ku fududaan doonin inuu heshiis cusub u kordhiyo kooxdiisa Chelsea xilli si daran loola xiriirinayo kooxda Real Madrid. 26-jirkaan heerka caalami ee qarka u saaran inuu markiisii labaad ku guulesyto horyaalka Premier League ayaa heshiis ilaa iyo 2020 kula jira kooxda ka dhisan galbeedka London, balse Madrid…

Lothar Matthaus Oo Bayern Munich U Kala Dooray Xidigaha Ka Gadoodsan Arsenal ee Mesut Ozil Iyo Alexis Sanchez.

Lothar Matthaus Oo Bayern Munich U Kala Dooray Xidigaha Ka Gadoodsan Arsenal ee Mesut Ozil Iyo Alexis Sanchez.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyeeygii hore qaranka Jarmalka iyo kooxda Bayern Munich Lothar Matthaus ayaa u tilmaamay kooxdiisii hore iney lasoo saxiixato mid ka mid ah xidigaha ugu fiican kooxda Gunners kaas oo uu aaminsan yahay inuu leeyahay awoodo badan oo uu kooxda ku saacido. Lothar ma dooran Mesut Ozil ee wuxuu doortay Alexis Sanchez…

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda & Waxyaabahii Ay Qoreen Wargeysyada

Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda & Waxyaabahii Ay Qoreen Wargeysyada

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Man City ayaa lacago rikoor ah ku dooneysa da’yarka 21-jirka ah ee Tottenham – Dele Alli sida uu ka dhawaajiyay halyeyga Barcelona Xavi Hernandez. (The Sun). Kubad sameeyaha ay leedahay Arsenal Jack Wilshere oo 25-jir ah ayaa u furan inuu xagaaga dambe aado China xilli uu isku diyaarinayo inuu mustaqbalkiisa kala…

Falanqeyn iyo sheeko walba oo ku saabsan kulanka Chelsea vs Southampton

Falanqeyn iyo sheeko walba oo ku saabsan kulanka Chelsea vs Southampton

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Chelsea ayaa heysata fursad ay hoggaanka uga fogeysan karto kooxda Tottenham marka ay kulan Premier League ah la qaadato kooxda Southampton keddib markii Spurs laga saaray koobka FA Cup. Antonio Conte kooxdiisa Blues waxay garaaceen Mauricio Pochettino naadigiisa oo ay uga badiyeen 4-2 ciyaar ka dhacday Wembley Sabtigii, taasoo la…

Kulamada Premier league, La Liga, DFB cup ee ka dhacaya Yurub iyo Saacadaha ay dhacayaan

Kulamada Premier league, La Liga, DFB cup ee ka dhacaya Yurub iyo Saacadaha ay dhacayaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulamo xiiso leh oo ka tirsan Horyaalka England, La Liga iyo koobka hoose ee Germany DFB cup ayaa Caawa ka dhacaya dalalka tartamadaas laga ciyaaro. Horyaalka England kooxda Chelsea ayaa soo dhoweyn doonta dhiggeeda Southampton, Iyadoo ay ciyaar xiiso badan oo dhanka horyaalka ah wada qaadanayaan labadaan kooxood. Kooxda Atletico…

Page 1 of 654123Next ›Last »