Home » Archives by category » Europe

Kaalintee ayuu Paulinho ka galay xiddigaha ugu qaalisan taariikhda kooxda Barcelona?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kooxda kubadda cagta Barcelona ee Waddanka Spain ayaa shalay Isniin ahayd dhammaystirtay saxiixa Paulinho, kaasoo ay 40 milyan oo euros uga soo kaxaysteen horyaalka Shiinaha. Haddaba kaalintee ayuu Paulinho ka galay xiddigaha ugu qaalisan kooxda Barcelona? Su’aashaa waxaa ka jawaabay wargeyska Sport kaasoo sheegay in Paulinho uu noqday xiddiga…

WARBIXIN: Antonio Conte iyo maamulka Chelsea oo khilaaf soo kala dhex galay – maxaase la isku qabtay?

WARBIXIN: Antonio Conte iyo maamulka Chelsea oo khilaaf soo kala dhex galay – maxaase la isku qabtay?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte iyo maamulka Blues ayaa waxay isku khilaafsan yihiin liisak xiddigaha diiradda u saaran kooxda marka laga hadlaayo qorsheyaashooda suuqa kala iibsiga oo ay laba Isbuuc ka harsan tahay. Tababare Antonio Conte ma uusan qarsan sida uu u damacsan yahay inuu ula soo saxiixdo xiddigo…

Muxuu Diego Costa uga soo jawaabay afartii shuruud ee ay hordhigeen maamulka kooxda Chelsea?

Muxuu Diego Costa uga soo jawaabay afartii shuruud ee ay hordhigeen maamulka kooxda Chelsea?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Maamulka kooxda Chelsea ayaa waxay filayaan inuu Diego Costa dib ugu soo laaban doono Galbeedka London isla markaana uu kooxda tababar la qaadand oono. Chelsea ayaa ku xujeysay xiddigaan Diego Costa inuu fuliyo afar shuruud oo la hordhigay si mustaqbalkiisa xal loogu helo. Costa ayaana haatan ogolaaday inuu tababar…

Funaanadii ugu foosha xumeed Taariikhda kubadda cagta oo lagu dhex arkay kulankii El Clasico… (EEG SAWIRKA!)

Funaanadii ugu foosha xumeed Taariikhda kubadda cagta oo lagu dhex arkay kulankii El Clasico… (EEG SAWIRKA!)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Maaliyad lagu sheegay inay tahay middii ugu foosha xumeed taariikhda kubadda cagta ayaa lagu dhex arkay kulankii dhawaa ee El Clasico kaasoo garoonka Camp Nou ku dhexmaray kooxaha Barcelona iyo Real Madrid. Funaanadan waxaa watay taageere soo xaadiray kulankaas, balse aan la garanayn kooxda uu taageerayay, waxaana uu soo…

Muxuu dareemay Diego Costa markii farriin qoraaleed (SMS) looga raacdeeyey Chelsea, muxuuse hadda sameyn doonaa?

Muxuu dareemay Diego Costa markii farriin qoraaleed (SMS) looga raacdeeyey Chelsea, muxuuse hadda sameyn doonaa?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Diego Costa ayaa wuxuu sheegay in uusan weligiis tiri doonin (Delete gareyn doonin) farriin qoraaleedkii uu tababare Antonio Conte ugu sheegay in uusan wax mustaqbal ah ku laheyn kooxda Chelsea. Costa wuxuu jawaab uga dhigay Conte in uusan kusoo laaban tababarka kooxda ka dhisan Stamford Bridge maadaama uusan ku…

RASMI: Barcelona Oo Xaqiijisay Iney Qiimaha Paulinho Kala Heshiiyeen Kooxdiisa Guangzhou Evergrande.

RASMI: Barcelona Oo Xaqiijisay Iney Qiimaha Paulinho Kala Heshiiyeen Kooxdiisa Guangzhou Evergrande.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Barcelona ayaa heshiis la gaartay dhigeeda reer China ee Guangzhou Evergrande iyadoo labada dhinac ay ka wada heshiiyeen iibka Paulinho oo Camp Nou ku imaanaya aduun dhan 40 Malyan oo Euro. Sidoo kale Barcelona waxey xaqiijisay in xidigaan lagu jabin karo heshiiskiisa aduun dhan 120 Malyan oo Euro taasoo ka…

Diego Costa oo weerar ku qaaday Chelsea kana hadlay sababta uu u diiday inuu tababar ula sameeyo kooxdana ugu soo laabto

Diego Costa oo weerar ku qaaday Chelsea kana hadlay sababta uu u diiday inuu tababar ula sameeyo kooxdana ugu soo laabto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Diego Costa ayaa weerar ku qaaday kooxda Chelsea. Weeraryahanka reer Spain oo la hadlay wargeyska Daily Mail ee dalka Ingiriiska wuxuuna ka sheekeeyey sababaha uusan xagaagaan ugu soo laaban tababarka Chelsea sidoo kalena uu u diiday inuu ugu ciyaaro Blues ama tababar la sameeyo. 28 sanno jirkaan Diego Costa…

Farriimaha uu ka helo ciyaartoyda Chelsea, waxa ka qadan Chelsea iyo Diego Costa oo laga helay xog muhiim ah

Farriimaha uu ka helo ciyaartoyda Chelsea, waxa ka qadan Chelsea iyo Diego Costa oo laga helay xog muhiim ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Diego Costa ayaan dib ugu laaban Chelsea tan iyo markii xagaagaan loo sheegay in uusan mustaqbal ku laheyn kooxda ka dhisan Galbeedka London, laakiin xiddigaan ayaa wuxuu daaha ka qaaday inay weli jecel yihiin ciyaartoyda kooxda ka dhisan Stamford Bridge. Tababaraha Blues Antonio Conte ayaa wuxuu ku wargeliyey Costa…

Macallin Arsene Wenger oo xaqiijiyey in xiddig ka tirsan Arsenal uu xagaagan ka tago kooxda … (Waa kee?)

Macallin Arsene Wenger oo xaqiijiyey in xiddig ka tirsan Arsenal uu xagaagan ka tago kooxda … (Waa kee?)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal ee Arsene Wenger ayaa xaqiijiyey in Lucas Perez uu ka tagi doono kooxda xagaagan. Perez ayay kooxda Gunners ku soo qaadatay heshiis dhan 17.1 milyan oo gini sanadkii hore, laakiin waxa uu ku dhibtooday inuu boos joogto ah ka helo safka kooxda koowaad ee…

Wararka Suuqa La Liga: Ronaldo oo qasbaya Man Utd- Barcelona aqbaar wanaagsan ka heshay Verratti & Banega oo Sevill ku laabanaya

Wararka Suuqa La Liga: Ronaldo oo qasbaya Man Utd- Barcelona aqbaar wanaagsan ka heshay Verratti & Banega oo Sevill ku laabanaya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Xiddiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo ku laabashada Manchester United markii uu diiday inuu sii joogo Spain. 32-sano jirkaan sida la filayo wuxuu diyaar u yahay inuu ka tago Spain kadib markii lagu eedeeyay qiyaano canshuur dowladda Spain ah. Wargeyska Express Sport ayaa…

Page 1 of 154123Next ›Last »