Home » Archives by category » Maxaa Cusub

Alexis Sanchez Iyo Mesut Ozil Oo Si Cad Loogu Sheegay Inaan Mushaar Badan Loo Heynin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil kuma guuleysan doonaan isku dayga ay doonayaan iney ku helaan lacago waali ah si heshiiska loogu kordhiyo sida uu qabo gudoomiyaha Arsenal Sir Chips Keswick. Xidigaha labada ah ee Gunners ayaa heshiiskooda uu dhacayaa 2018, waxeyna doonayaan iney ka mid noqdaan mushaarleyda ugu lacagaha badan horyaalka iyagoo…

Kadib Dhaawaca Henrikh Mkhitaryan – Xidigee Ayey Faa’iido Ugu Jirtaa Oo Fursad Heli Kara Finalka?

Kadib Dhaawaca Henrikh Mkhitaryan – Xidigee Ayey Faa’iido Ugu Jirtaa Oo Fursad Heli Kara Finalka?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib isbuucyo la isla dhexmarayay warar aan sal laheyn oo Wayne Rooney la xiriirinaya Chinese Super League, kabtanka Red Devils wuxuu haatan isku diyaarinayaa inuu kusii sugnaado Old Trafford sidoo kalana uu wajaho Southampton kulanka finalka EFL Cup ee ka dhici doona Wembley Axadda. 31-jirkaan heerka caalami kaas oo hogaanka…

Kylian Mbappe Oo La Ogaaday Xiddiga Uu Ku Daydo – Ma Lionel Messi Mise Cristiano Ronaldo.

Kylian Mbappe Oo La Ogaaday Xiddiga Uu Ku Daydo – Ma Lionel Messi Mise Cristiano Ronaldo.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kylian Mbappe waa 18-jir ka tirsan kooxda As Monaco ee dalka faransiiska, waxaana loo aaminsan yahay inuu ka mid yahay tiro ciyaartoy ah oo hadal heynta kubadda cagta la wareegi doona dhawaan, waxaase durba soo baxaya warar xan ah oo la xiriirinaya kooxaha waaweyn ee qaaradda yurub. Si kastaba Marca…

Halyeeyga Chelsea Frank Lampard Oo Maanta Lagu Sharfi Doono Garoonka Stamford Bridge, Sabab?

Halyeeyga Chelsea Frank Lampard Oo Maanta Lagu Sharfi Doono Garoonka Stamford Bridge, Sabab?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Chelsea ayaa xaqiijisay in Frank Lampard lagu sharfi doono  garoonka Stamford Bridge isagoo noqon doona marti qaas ah kulanka ay  maanta la leeyahiin Swansea City. Lampard oo isaga tagay New York City dhamaadka qandaraaskiisii bishii November, ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay kubadda cagta bishaan. Halyeeygii hore qaranka England ayaa…

Chelsea Xidigeeda Fabregas Muxuu Ka Dhahay Garoon Ka Stamford Bridge Iyo Bixitaankiisa?

Chelsea Xidigeeda Fabregas Muxuu Ka Dhahay Garoon Ka Stamford Bridge Iyo Bixitaankiisa?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Cesc Fabregas ma qorsheynaayo inuu ka tago hogaamiyaasha horyaalka Premier League, kuwaa soo ku hogaaminaayo sideed dhibcood oo nadiif ah hogaanka. Fabregas ayaa go,aan saday mustaqbalkiisa kooxda Chelsea, sido kale waxaa la tilmaamay inuu joogi doono garoonka kooxda ee Stamford Bridge xili ciyaareed ka danbe, waxaa la adeegsaday boqol kiiba…

Alexis Sanchez Oo Talo Ka Helay Saaxiibkiisa Qaranka Chile Gary Medel – Muxuu Kula Taliyay?

Alexis Sanchez Oo Talo Ka Helay Saaxiibkiisa Qaranka Chile Gary Medel – Muxuu Kula Taliyay?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gary Medel oo ay dhalasho wadaagaan Alexis Sanchez ayaa ku booriyay saaxiibkiisa inuu isaga tago Arsenal isla markaana uu ku biiro Inter Milan. Sanchez mustaqbalkiisa wali waxaa dulsaaran Su’aal (?), waxaana la isla dhexmarayaa warar xan ah oo ku jiidaya kooxaha waaweyn ee qaaradda yurub inkastoo aan la ogeyn sida…

Hordhac: Chelsea vs Swansea City – Blues Oo Fursad U Heysata Dheereysato Hogaanka Horyaalka.

Hordhac: Chelsea vs Swansea City – Blues Oo Fursad U Heysata Dheereysato Hogaanka Horyaalka.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Chelsea ayaa heysata fursad weyn oo ay ku dheereysan karto dhibcaha ay ku heyso hogaanka horyaalka madama aysan ciyaari doonin kooxda kaalinta labaad ee Manchester City todobaadkaan. Blues 8-dhibcood ayey ka horeysaa Citizens, kuwaas oo loo baajiyay kulankoodii Manchester Derby, sababo la xiriira in United ay Axadda ciyaareyso Finalka EFL…

Yaya Toure Oo Sheegay Inuu Labo Xidig Oo reer Brazil Ah Daraadood U Badali Lahaa Passport Kiisa.

Yaya Toure Oo Sheegay Inuu Labo Xidig Oo reer Brazil Ah Daraadood U Badali Lahaa Passport Kiisa.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester City khadkeeda dhexe ayaa jeclaalahaa inuu laciyaaro Brazil xidigaha ay ku faanto ee kala ah Neymar iyo Philippe Coutinho. Manchester City khadkeeda dhexe Yaya Toure ayaa ku kaftamay inuu jeclaalahaa inuu passport kiisa badalo dhankaa iyo Brazil sidaasna uu kula ciyaaro labadaan xidig ee kala ah Neymar iyo Philippe…

Ander Herrera oo rumeysan in Zlatan Ibrahimovic uu Man United u gacan galin karo koobka EFL Cup.

Ander Herrera oo  rumeysan in Zlatan Ibrahimovic uu Man United u gacan galin karo koobka EFL Cup.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga qadka dhexe ee Manchester United Ander Herrera ayaa aaminsan in Zlatan Ibrahimovic uu yahay xidiga u suuragalain kara Manchester United inay ku guuleysato koobka EFL Cuo ka. Manchester United ayaa Axada berri ah final ka koobka EFL Cup ka kula ciyaari doonta kooxda  Southampton garoonka weyn ee xulka qaranka…

Jovetic Oo Ka Hadlay Messi Muxuu Ku Tilmaamay?

Jovetic Oo Ka Hadlay Messi Muxuu Ku Tilmaamay?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sevilla weerar yahan keeda Stevan Jovetic ayaa sheegay inaysan wax dood ah ka taagnayn Barcelona xidigeda Lionel Messi inuu yahay midkii ugu fiicnaa abid kubada cagta. Barcelona xidigeeda Lionel Messi waa midka ugu wanaagsan dhamaan waqtiyada oo dhan, waa marka loo eego Sevilla weerer yahan keeda Stevan Jovetic oo sidaa…

Page 1 of 966123Next ›Last »