Home » Archives by category » Horyaalada » Bundesliga

Real Madrid oo ka careysiisay Barcelona xilli labadaan kooxood isku heystaan xiddig ka ciyaara horyaalka Bundesliga

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Real Madrid ayaa ka careysiisay kooxda ay ku xifaaltamaan kulanka El Clasico ee Barcelona ka dib markii ay kula soo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa Ousmane Dembele. Shabakadda Diario Gol ee dalka Spain iyo wargeyska Daily Mirror ee dalka Ingiriiska ayaa daaha ka qaaday inay Los Blancos isha ku…

RASMI: Bayern Munich Oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Xidigii Olympique Lyonnais Ee Corentin Tolisso Iyada Oo Ka Dulqaaday Kooxaha Premier Leaque-ga Iyo Serie A.

RASMI: Bayern Munich Oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Xidigii Olympique Lyonnais Ee Corentin Tolisso Iyada Oo Ka Dulqaaday Kooxaha Premier Leaque-ga Iyo Serie A.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Bayern Munich ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay dhamaystirtay heshiiska xidigii khadka dhexe ee kooxda Lyon ee  Corentin Tolisso kaas oo ay ka dulqaaday kooxaha ugu waa wayn horyaalada Premier Leaque-ga iyo Serie A. Carlo Ancelotti iyo kooxdiisa Bavaria ayaa guul wayn ka soo hooyay suuqa kala…

RASMI: Kooxda Bayern Munich oo la wareegtay laacibkii hore ee Arsenal Serge Gnabry

RASMI: Kooxda Bayern Munich oo la wareegtay laacibkii hore ee Arsenal Serge Gnabry

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Naadiga Bayern Munich ee waddanka Jarmalka ayaa si rasmi ah u xaqiijisay maanta inay dhammaystirtay saxiixa laacibkii hore ee kooxda Arsenal Serge Gnabry. Bayern Munich ayaa laacibka reer Jarmal ka soo qaadatay naadiga Werder Bremen, halkaasoo uu ku biiray kal ciyaareedkii hore kaddib markii uu ka soo tagay garoonka…

Alvaro Morata Oo Si Dadban Uga Farxiyay Jamaahiirta Man United – Kaliya Hal Ficil Ayuu Ka Sameeyay Baraha Bulshada.

Alvaro Morata Oo Si Dadban Uga Farxiyay Jamaahiirta Man United – Kaliya Hal Ficil Ayuu Ka Sameeyay Baraha Bulshada.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester United ayaa si aan qarsooneyn u dooneysa weeraryahanka Real Madrid Alvaro Morata kaas oo doonaya inuu ka baxsado xabsiga tababare Zinedine Zidane ee waqtiga badan u diiday inuu kaga soo muuqdo Los Blancos. Red Devils ayaa dalab dhan 52 Malyan oo Pound ka gudbisay xidigaan reer Spain, balse kooxda…

Alexis Sanchez oo ka hadlay mustaqbalkiisa, balse shaqsigee ayaa usoo xuli dooa kooxda uu ku biirayo?

Alexis Sanchez oo ka hadlay mustaqbalkiisa, balse shaqsigee ayaa usoo xuli dooa kooxda uu ku biirayo?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Alexis Sanchez ayaa wuxuu daaha ka qaaday in mustaqbalkiisa kooxda Arsenal uu gacanta gacmaha ugu jiro wakiilkiisa kaasoo uu uga tegay arrinkaan si uu go’aan rasmi ah uga gaaro. Alexis Sanchez ayaa wuxuu isku diyaarinayaa inuu bishaan ka qeyb galo tartanka Confederations Cup 2017 ee lagu qaban doono dalka…

Kulamada Isreeb-reebka Koobka Aduunka Ee Caawa Daafaha Caalamka Laga Ciyaarayo & Faah-Faahino Ku Saabsan.

Kulamada Isreeb-reebka Koobka Aduunka Ee Caawa Daafaha Caalamka Laga Ciyaarayo & Faah-Faahino Ku Saabsan.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulamo kala duwan ayaa caawa laga ciyaari doonaa daafaha caalamka kuwaas oo qeyb ka ah isreeb-reebka koobka aduunka ee ay wadamada caalamka ku qasban yahiin iney maraan si ay uga soo qeyb galaan dhacdada xigta ee dunida. Kulanka ugu adag ee caawa dhacaya waa kulanka ay ciyaari doonaan Sweden iyo…

Ka Bilow Lukaku Ilaa Kevin de Bruyne – Ciyaartoyda Uu Iska Ceyriyay Jose Mourinho Balse Isku Muujiyay Kooxahii Ay Ku Biireen.

Ka Bilow Lukaku Ilaa Kevin de Bruyne – Ciyaartoyda Uu Iska Ceyriyay Jose Mourinho Balse Isku Muujiyay Kooxahii Ay Ku Biireen.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Weeraryahanka Everton Romelu Lukaku ayaa u muuqda mid iska diiday inuu Jose Mourinho kula midoobo Manchester United isagoo doortay sida la fahansan yahay Chelsea, balse waxaa lasoo bandhigay toban xidig oo uu iska ceyriyay macalinkaan balse isku muujiyay kooxahii ay ku biireen. Qaar ka mid ah ciyaartoydaas waxey ka xamaashaan…

Iska Ilow saxiixa Mohamed Salah, Klopp oo meel cidlo ah ka helaya Douglas Costa

Iska Ilow saxiixa Mohamed Salah, Klopp oo meel cidlo ah ka helaya Douglas Costa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay isha ku heyso xaalada xiddiga garabka kaga ciyaara Kooxda Bayern Munich Douglas Costa, iyagoona u arka bedelka xiddiga Kooxda Roma Mohamed Salah. sida lagu qoray wargeyska Bild ee kasoo baxa dalka Jarmalka, Macalin Klopp ayaa wadahadal rasmi ah la bilaabay garabka…

Boosaskee ayuu ka dheeli karaa Sead Kolasinac?, waase kuwee kooxaha ay Arsenal ku garaacday saxiixiisa??

Boosaskee ayuu ka dheeli karaa Sead Kolasinac?, waase kuwee kooxaha ay Arsenal ku garaacday saxiixiisa??

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kooxda kubadda cagta Arsenal ee dalka Ingiriiska ayaa xaqiijisay inay la wareegay laacibka hibada leh ee Sead Kolasinac. Gunners ayaa xiddigan difaaca bidix ka ciyaara kala soo wareegay Schalke, waxaana ay ku soo qaateen heshiis sanadkiiba ku kacayaa adduun dhan 7.5 Milyan oo pound. Haddaba waa kuwee kooxaha ay…

DEG-DEG: Borrusia Dortmund Oo Ku Dhawaaqday Macalinka Cusub Ee Shaqada Ka Badalay Thomas Tunchel.

DEG-DEG: Borrusia Dortmund Oo Ku Dhawaaqday Macalinka Cusub Ee Shaqada Ka Badalay Thomas Tunchel.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Borrusia Dortmund ee dalka Jarmalka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday macalinka cusub ee shaqada ka badalaya Thomas Tunchel oo ay todobaadkii hore shaqada ka ceyriyeen kadib markii ay isku dhaceen maamulka. Borrusia Dortmund barteeda twitter-ka ayey ku xaqiijisay in Peter Bosz uu yahay macalinka cusub ee ka talin doona…

Page 1 of 65123Next ›Last »