Home » Archives by category » Falanqeynta

Marca Oo Taageerayaasha Real Madrid Ka Qaaday Codayn Ay Ku kala Dooranayaan Xidigaha Isco iyo James Midkii ay U Dooran Lahaayeen inu Sii Joogo Kooxda.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Cod doorashada Marca ayaa lagu ogaaday in 61.75 bqolkiiba taagerayaasha Real Madrid ah ay doorbideen James Rodiriguez ayagoo iska indhtiray xidiga qadka dhexe ee Isco. Taageerayaasha ayaa ka jawaabayay suaashan ‘haddii lagu yiriaahdo qaado kaliya hal ciyaaryahan si uu kooxda ugu sii sugnaado keebaad dooran laheed? Taas oo lagu oo…

Hordhac: Bayer Leverkusen vs Atletico Madrid – Antoine Griezmann Ma Ku Guuleysan Doonaa Inuu Meel Wacan Geeyo Atletico?

Hordhac: Bayer Leverkusen vs Atletico Madrid – Antoine Griezmann Ma Ku Guuleysan Doonaa Inuu Meel Wacan Geeyo Atletico?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atletico Madrid waa mid ka mid ah kooxaha ugu nasiibka xun qaaradda yurub kaliya markaan soo qaadano wixii ay fashay sadexdii sano ee lasoo dhaafay, waxeyna laba jeer timid finalka tartankaan midkoodna ma calfan, Real Madrid ayeyna dhibane u noqotay laba final oo ka kala dhacay magaalooyinka Milan iyo Lisbon.…

Hordhac: Manchester City vs As Monaco – Falcao Oo Dib U Dhashay Iyo Aguero Oo Waqti Cusub Bilaabanaya

Hordhac: Manchester City vs As Monaco – Falcao Oo Dib U Dhashay Iyo Aguero Oo Waqti Cusub Bilaabanaya

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester City ayaa dooneysa iney hormar ballaaran ka sameyso koobka horyaalada yurub, waxeyna caawa kusoo dhaweynayaan gurigooda kooxda reer France ee As Monaco oo qudhooda aan shar yareyn. Pep Guardiola wuxuu wajahi doonaa macalinka shaqada Arsenal lala xiriirinayo ee Leanardo Jordim kaas oo ka mid ah rug-cadaayaasha kubadda cagta ee…

Hordhaca Kulanka Caawa Kooxaha Sutton Vs Arsenal Iyo Wax Walbo Aad Uga Baahantahay kulankan

Hordhaca Kulanka Caawa Kooxaha Sutton Vs Arsenal Iyo Wax Walbo Aad Uga Baahantahay kulankan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kooxda Arsenal ayaa booqan doonta garoonka ay ku ciyaarto kooxda Sutton ee Borough si ay kulan ka tirsan FA Cup-ka ula ciyaarto kooxda Sutton. Arsenal ayaa wali maankeeda ka bixin guuldaradii xanuunka badnayd ee kulankii ay wajahday kooxda Bayern Munich lugta koowaad tartanka Champions league. Kooxda Arsenal ayaa tabaysa xidiga…

Hordhac: Real Madrid vs Napoli – Maradona Oo Marti Ku Ah Caawa Bernabeu & Macluumaadka Kulankaan Oo Dhameystiran

Hordhac: Real Madrid vs Napoli – Maradona Oo Marti Ku Ah Caawa Bernabeu & Macluumaadka Kulankaan Oo Dhameystiran

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Difaacaneysa tartanka horyaalada yurub ee Real Madrid ayaa gurigeeda ku soori doonta kooxda reer talyaani ee Napoli taasoo dooneysa iney markii ugu horeysay taariikhdeeda gudubto wareega 16-ka. Madrid waxey usoo joogtay waqti ay Diego Armando Maradona oo xiran maaliyadda Napoli gool ugu diido garoonkooda Santiago Bernabeu, waana taariikh ku…

Hordhac: Benfica vs Dortmund – Thomas Tunchel Iyo Wiilashiisa Oo Doonaya Iney Iska Dhaqaan Ceebtii Soo Gaartay Sabtidii

Hordhac: Benfica vs Dortmund – Thomas Tunchel Iyo Wiilashiisa Oo Doonaya Iney Iska Dhaqaan Ceebtii Soo Gaartay Sabtidii

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Borussia Dortmund ayaa dooneysa iney isi soo banaaan bixiso isla markaana ay si fudud ku gaarto wareega Quarter Finalka tartanka madama ay caawa marti ku tahay garoonka Estadio da Luz ee ku yaala magaalada Lisbon, guul ay gaarto ayaana ka saacidi kara iney u fududaato wadada wareega 8-dhamaadka. Si kastaba…

Hordhac: Paris Saint Germain vs Barcelona – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Ka Dhici Doona Caawa Parc des Princes

Hordhac: Paris Saint Germain vs Barcelona – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Ka Dhici Doona Caawa Parc des Princes

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Paris Saint Germain ayaa soo dhaweyneysa Barcelona kulan ka tirsan wareega 16-ka koobka Horyaalada Yurub iyadoo aan wax guuldaro ah la kulmin 11-kii kulan ee ugu dambeeyay dhamaan tartamada oo dhan sidoo kalana aan guuldaro ku gudoomin gurigeeda Parc des Princess tan iyo bilowga xili ciyaareedka. Barcelona ayaa durba sii…

Hordhac: Burnley v Chelsea – Blues Oo La Siiyay Fursad Ay Ku Dheereysan Karto Hogaanka Horyaalka

Hordhac: Burnley v Chelsea – Blues Oo La Siiyay Fursad Ay Ku Dheereysan Karto Hogaanka Horyaalka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Antonio Conte ayaa doonaya inuu dhaqaaq fiican u sameeyo dhanka hanashada horyaalka Ingiriiska iyadoo kooxdisa ay fursad u heysato iney kordhiso dhibcaha ay ku heyso hogaanka horyaalka. Blues waxey ka faa’ideysaneysaa guuldaradii soo gaartay Tottenham Hotspur oo aheyd kooxdii kusoo xigtay, waxeyna fursad u heystaan iney 12-dhibcood ku qabtaan horyaalka…

Hordhac: Alaves vs Barcelona – Balagurana Oo Fursad U Heysata Iney Waqti Kooban Hogaanka La Liga La Wareegto

Hordhac: Alaves vs Barcelona – Balagurana Oo Fursad U Heysata Iney Waqti Kooban Hogaanka La Liga La Wareegto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Barcelona ayaa maanta marti u ah Alaves kulan ka tirsan horyaalka La Liga iyadoo maalmo ka hor ay labadooda si rasmi ah u xaqiijiyeen iney tiigsadeen finalka Copa del Rey. Balaugrana waxey 3-2 kaga soo baxday Atletico Madrid halka Alaves ay 1-0 kaga soo baxday kooxda Celta Vigo, waxeyna labadooda…

Hordhac: Osasuna vs Real Madrid – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona El Sadar.

Hordhac: Osasuna vs Real Madrid – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona El Sadar.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Real Madrid ayaa u baahan guul si ay usii adkeyso hogaanka horyaalka sidoo kalana ay xisaabta ugu adkeyso Barcelona madama ay laba kulan oo baaqi ah gacanta kusii heysato waana Celta Vigo Iyo Valencia oo siyaabo kala duwan ugu baaqday. Zidane iyo wiilashiisa sanadkaan uguma bilaaban si fiican balse waxey…

Page 1 of 58123Next ›Last »