Home » Archives by category » Suuqa

Alexis Sanchez Iyo Mesut Ozil Oo Si Cad Loogu Sheegay Inaan Mushaar Badan Loo Heynin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil kuma guuleysan doonaan isku dayga ay doonayaan iney ku helaan lacago waali ah si heshiiska loogu kordhiyo sida uu qabo gudoomiyaha Arsenal Sir Chips Keswick. Xidigaha labada ah ee Gunners ayaa heshiiskooda uu dhacayaa 2018, waxeyna doonayaan iney ka mid noqdaan mushaarleyda ugu lacagaha badan horyaalka iyagoo…

Alexis Sanchez Oo Talo Ka Helay Saaxiibkiisa Qaranka Chile Gary Medel – Muxuu Kula Taliyay?

Alexis Sanchez Oo Talo Ka Helay Saaxiibkiisa Qaranka Chile Gary Medel – Muxuu Kula Taliyay?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gary Medel oo ay dhalasho wadaagaan Alexis Sanchez ayaa ku booriyay saaxiibkiisa inuu isaga tago Arsenal isla markaana uu ku biiro Inter Milan. Sanchez mustaqbalkiisa wali waxaa dulsaaran Su’aal (?), waxaana la isla dhexmarayaa warar xan ah oo ku jiidaya kooxaha waaweyn ee qaaradda yurub inkastoo aan la ogeyn sida…

Kooxda Chelsea oo bartilmaameed ka dhigatay goolhayaha Atletico Madrid ee Jan Oblak.

Kooxda Chelsea oo bartilmaameed ka dhigatay goolhayaha Atletico Madrid ee Jan Oblak.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Real Madrid ayaa dooneysa inay qaadato goolhaya kooxda Chelsea Thibaut Courtois hadii ay taa dhacdo durba kooxda The  Blues ayaa bartilmaameed ka dhigatay goolwalaha atletico Madrid Jan Oblak sida ay fahansan tahay majada Goal. Courtois is open to a return to Madrid, with his wife and child living in the city after…

Suuqa: Manchester United Oo Dooneysa Daafaca U Ciyaara Kooxda Benfica

Suuqa: Manchester United Oo Dooneysa Daafaca U Ciyaara Kooxda Benfica

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kooxda Manchester United ayaa doonaysa in ay soo xera galiso daafaca lugta midig ku ciyaara ee Nelson Semedo ee  kooxda Benfica. Macalin jose mourinho ayaa donaya in uu ku xoojiyo daafaca kooxda Red Devils wuxuuna dooonayaa in uu soo afjaro dhibaatada ka haysata daafaca dhanka midig. madaxweynaha kooxda Benfica Luis Filipe…

Jose Mourinho Oo Ku Qasbi Doona Inuu Baxo Xagaaga Ciyaaryahan United ugu fadhiya Lacag Dhan £27m.

Jose Mourinho Oo Ku Qasbi Doona Inuu Baxo Xagaaga Ciyaaryahan United ugu fadhiya Lacag Dhan £27m.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester United daafaceeda Luke Shaw ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo inuu isaga tago kooxdiisa xagaaga haddii uusan helin waqti ciyaareed joogto  ah bilaha soo aadan. 21-jirkan ayaa hardan dheer u galay sidii uu saameen wayn ugu yeelan lahaa macallinka kooxda united Jose Mourinho tan iyo markii  loo magacaabay tababaraha…

Suuqa Kala Iibsiga: Arsenal Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Soo Biirtay Loolanka Loogu Jiro Saxiixa Tiemoue Bakayoko

Suuqa Kala Iibsiga: Arsenal Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Soo Biirtay Loolanka Loogu Jiro Saxiixa Tiemoue Bakayoko

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inkastoo aan la ogeyn mustaqbalka tababare Arsene Wenger halka uu ku dambeyn doono hadana warbaahinta France ayaa kasii hordhaceysa qorshaha kooxda ee dhanka suuqa kala iibsiga waxaana durba la hadal hayaa in  kooxda ka dhisan waqooyiga London ay kusoo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa Tiemoue Bakayoko. Bakayoko wuxuu ka mid noqday…

Laurent Koscienly Oo Ka Dhaawjiyay Arrin Aad Uga Farxinaysa Taageerayaasha Gunners.

Laurent Koscienly Oo Ka Dhaawjiyay Arrin Aad Uga Farxinaysa Taageerayaasha Gunners.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Laurent Koscienly ayaa meesha kasaaray wararka sheegaya inuu ku laabanyo France asagoona qirtay in uu “ku faraxsanyahay” nololosha Arsenal “ midda garoonka ka baxsan iyo tan garoonka dhexdiisaba”. Gunners ayaa kala soo saxiixatay kooxda reer France ee Lorient sanaddi 2010 ayadoo daafacan hadda loo aqoonsaday mid kamid ah daafacyada ugu…

Frank De Boer Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Iska Diiday Fursad Uu Ku Noqon Karay Tababaraha Mid Kamid Kooxaha Ugu Waaween Premier League, Ogow Sababta.

Frank De Boer Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Iska Diiday Fursad Uu Ku Noqon Karay Tababaraha Mid Kamid Kooxaha Ugu Waaween Premier League, Ogow Sababta.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Franka De Boer ayaa qirtay in ay soo martay fursad uu ku maareen karay Liverpool asagoo ay ku soo gaartay si dhaqso ah kadib markii loo soo bandhigay doorkan sanaddii 2012. De Boer ayaa ahaa mid kamid ah magacayada ugu waaweenaa ee u sharraxnaa in badal looga dhigo Kenny…

Xanta: Rooney, Bellerin, Walker, Cazorla, Dolberg , Silva Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa.

Xanta: Rooney, Bellerin, Walker, Cazorla, Dolberg , Silva Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wayne Rooney wakiilkiisa  ayaa  lasoo sheegayaa inuu joogo China sidii uu wada hadalo ula sameeyo kooxaha China Super League heshiis uu weeraryahankani ku noqonayo ciyaaryahanka ugu mushaarka badan adduunka. (Sun) Laakiin 31-jirkaan ayaa si aada loola xiriirinayaa inuu baxayo dhammaadka xilli ciyaareedkan, waxa uuna doorbidi doonaa inuu sii joogo England…

José Mourinho Muxuu Ka Yiri Wararka Sheegaya Inuu Dib Ugu Laabanayo Real Madrid?

José Mourinho Muxuu Ka Yiri Wararka Sheegaya Inuu Dib Ugu Laabanayo Real Madrid?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday jaceylka uu u qabo inuu tababare kasii ahaado garonka Old Trafford wuxuuna meel iska dhigay wararka sheegaya inuu dib ugu laaban doono horyaalka Spain gaar ahaan Real Madrid. Macalinkaan reer Portugal ayaa shaqo wanaagsan kasoo qabtay caasimadda sadex sano intii u dhaxeysay 2010 ilaa…

Page 1 of 281123Next ›Last »