Manchester United ayaa xaqiijisay saxiixeeda cusub ee Juan Mata kaas oo Chelsea kaga soo wareegay aduun lacageed gaaraya £37.1million.
David Moyes ayaa jabiyay rikoor sare madama uu lasoo saxiixday saxiixii ugu qaalisanaa Manchester United waxaana Juan Mata uu rajeynayaa inuu kasoo muuqdo kulankiisa ugu horeeya midka ay kooxdiisa la yeelan doonto Cardiff City talaada kulan ka tirsan Premier League.
Waxaa Aqrisay: (770)
Mogadishu - Somalia