Home » Horyaalada » La liga » Sawiro: Shirkadda Pepsi Oo Raali Gelin U Dirtay Ronaldo iyo Taageerayaashiisa Kadib Sawiradii Foosha Xumaa Oo Ay Ka Sameysay

Sawiro: Shirkadda Pepsi Oo Raali Gelin U Dirtay Ronaldo iyo Taageerayaashiisa Kadib Sawiradii Foosha Xumaa Oo Ay Ka Sameysay

Shirkada soo saarta cabitaanada gaaska ah ee Pepsi ayaa raligalisay laacibka Xulka qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo iyo taageera yaashiisa Kadib markii ay bahisay sawiro boombalo ah oo ay ku xayaysiinaysay cabitaankeeda.

Sawiradaan waxaa bahiyay shirkada Pepsi qaybteeda Sweden kahor kulankii isreeb reebka Koobka adduunka ee ka dhacay Sweden loogana adkaaday 3-2.

Shirkada ayaa baahisay seddex sawir  oo ah Ronaldo oo boombile ah xirana lanbarka 7aad ee funaanada xulka qaranka Portugal.

Sawirka aadka ay uga caroodeen taageerayaasha Ronaldo ayaa ahaa isagoo gacmaha xarig looga xiray lana dhigay wadada tareenka, oo loola jeedo inuu jiiri doono tareenka Sweden.

RO

Sawirka kale oo yaabka leh ayaa ahaa Ronaldo oo ay cirka uga soo dhacday gasacada Pepsi Kadibna ay ka burburisay madaxa.

ronado

Sawirka 3aad ayaa ah Ronaldo oo meelkasta ay uga imaatay ruuxaanta Ibrahimovic.

Ri
Waxaa Aqrisay: (240)

Xafiiska Wararka Hiilkubad

Mogadishu - Somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>