Home » Archives by category » Horyaalada » La Liga Spain

Kylian Mbappe Oo La Ogaaday Xiddiga Uu Ku Daydo – Ma Lionel Messi Mise Cristiano Ronaldo.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kylian Mbappe waa 18-jir ka tirsan kooxda As Monaco ee dalka faransiiska, waxaana loo aaminsan yahay inuu ka mid yahay tiro ciyaartoy ah oo hadal heynta kubadda cagta la wareegi doona dhawaan, waxaase durba soo baxaya warar xan ah oo la xiriirinaya kooxaha waaweyn ee qaaradda yurub. Si kastaba Marca…

Jovetic Oo Ka Hadlay Messi Muxuu Ku Tilmaamay?

Jovetic Oo Ka Hadlay Messi Muxuu Ku Tilmaamay?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sevilla weerar yahan keeda Stevan Jovetic ayaa sheegay inaysan wax dood ah ka taagnayn Barcelona xidigeda Lionel Messi inuu yahay midkii ugu fiicnaa abid kubada cagta. Barcelona xidigeeda Lionel Messi waa midka ugu wanaagsan dhamaan waqtiyada oo dhan, waa marka loo eego Sevilla weerer yahan keeda Stevan Jovetic oo sidaa…

Kooxda Chelsea oo bartilmaameed ka dhigatay goolhayaha Atletico Madrid ee Jan Oblak.

Kooxda Chelsea oo bartilmaameed ka dhigatay goolhayaha Atletico Madrid ee Jan Oblak.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Real Madrid ayaa dooneysa inay qaadato goolhaya kooxda Chelsea Thibaut Courtois hadii ay taa dhacdo durba kooxda The  Blues ayaa bartilmaameed ka dhigatay goolwalaha atletico Madrid Jan Oblak sida ay fahansan tahay majada Goal. Courtois is open to a return to Madrid, with his wife and child living in the city after…

Xidigii Hore Valencia Iyo Spain Joaquin Oo Hurdo Ka Doortay Inuu La Kulmo Jose Mourinho Waqtigiisii Bilowga Chelsea

Xidigii Hore Valencia Iyo Spain Joaquin Oo Hurdo Ka Doortay Inuu La Kulmo Jose Mourinho Waqtigiisii Bilowga Chelsea

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ciyaariyahankii hore xulka qaranka Spain Joaquin ayaa shaaca ka qaaday in kooxaha Chelsea iyo Real Madrid ay isku dayeen iney la saxiixdaan xiligii uu lahaa xirfadda iyo awodda dabiiciga ah. Xirfadahii dabiiciga ahaa ee xilli kasoo hilaacay garoonka Mastella Stadium ayaa haatan waqti duqnimo ah ku qaadanaya kooxda Real Betis…

C.Ronaldo Oo Sameeyay Ficil Cajiib Ah Intii Lagu Guda Jiray Ciyaarti Real Madrid Ay Valencia Guul Darada Kala Kulantay.

C.Ronaldo Oo Sameeyay Ficil Cajiib Ah Intii Lagu Guda Jiray Ciyaarti Real Madrid Ay Valencia  Guul Darada Kala Kulantay.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ronaldo ayaa doonayay inuu ka caawiyo Real madrid sidii uu uga badabadin lahaa guul daro daqiiqadidhii ugu danbeeyay ee ciyaartii ka dhacday Mestella, wax walbo oo macquul ah, asagoo Keylor Navas gu yeeray inu qayb kasoo noqdo weerarka intii lagu guda jiray daqiiqadii dhimashada ee ciyaarta. Xidiga reer Portuguese ayaa…

XOG:Maxaad Kala Socotaa Da’yarta Ugu Fiican Ee Kubada Cagta

XOG:Maxaad Kala Socotaa Da’yarta Ugu Fiican Ee Kubada Cagta

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wargeyska The Gazzetta dello Sport ayaa soo saaray liiska ciyaartooyda da’da yar ee dheesha kubadda cagta ku waasoo ka xamaasha qaarad weeynta Yurub ,waxaana liiska ka soo muuqday ciyaartooy caaan  ah si doo kalena waxaa ka maqan liiskaan ciyaartooy kale oo caan ah balse ma ahan liiska mid eey soo saartay…

Muxuu Ka Aaminsanyahay Natiijada Ay Sameen Doonto Kooxda Barca Lugta Labaad Ee Tartanka Champions League Kabtankii Hore Kooxda Carlos Puyol

Muxuu Ka Aaminsanyahay Natiijada Ay Sameen Doonto Kooxda Barca Lugta Labaad Ee Tartanka Champions League Kabtankii Hore Kooxda Carlos Puyol

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Carlos Puyol ayaa aaminsan in Ay Barcelona taariikh ay ka sameen karto tartanka Champions League kulanka ay Lugta labaad  la ciyaari doonaan kooxda Paris Saint Germain. Angel Di Maria ayaa labo jeer shabaqa soo taabtay todobaadkii lasoo dhaafay halka ay Draxler iyo Edinson Cavani ay raacsadeen goolasha lagu xasuuqay kooxda…

Griezmann Oo Ka Xumaaday Badalkii Xalay Lagu Sameeyay Gameiro Iyo Wixii Uu Ku Hadlay Oo La Ogaaday

Griezmann Oo Ka Xumaaday Badalkii Xalay Lagu Sameeyay Gameiro Iyo Wixii Uu Ku Hadlay Oo La Ogaaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Diego Simeone ayaa xalay badal ku sameeyay weeraryahankiisa reer France Kevin Gameiro, balse xidigiisa kale ee isna reer France Antoine Griezmann ayaa muujiyay sida uu kaga xun yahay in la badalay xidigii hore Seviilla kaas oo si fiican kulanka uga dhex muuqday. Kaamirooyinka Antena3 ayaa qabtay sida uu Griezmann uga falceliyay badalka…

José Mourinho Muxuu Ka Yiri Wararka Sheegaya Inuu Dib Ugu Laabanayo Real Madrid?

José Mourinho Muxuu Ka Yiri Wararka Sheegaya Inuu Dib Ugu Laabanayo Real Madrid?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday jaceylka uu u qabo inuu tababare kasii ahaado garonka Old Trafford wuxuuna meel iska dhigay wararka sheegaya inuu dib ugu laaban doono horyaalka Spain gaar ahaan Real Madrid. Macalinkaan reer Portugal ayaa shaqo wanaagsan kasoo qabtay caasimadda sadex sano intii u dhaxeysay 2010 ilaa…

Real Madri Oo Benzema Ku Badaln Karta Weeraryahanka Kooxda Paris Saint Germann

Real Madri Oo Benzema Ku Badaln Karta Weeraryahanka Kooxda Paris Saint Germann

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Kooxaha reer Spain iyo reer France ee Real Madrid iyo Paris Saint Germany ayaa doonaya in ay is dhaafsadaan labo ciyaaryahan oo u kala ciyaara labada koox. Koooxahan ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayaan in ay is dhaafsadaan labada xidig ee weerarka ugu kala ciyaara ee Edinson Cavani…

Page 1 of 206123Next ›Last »