Home » Archives by category » Africa

SUUQA: Halyeey Hore Oo kasoo Jeeda Qaarada Afrika Oo Lala Xeriirinayo Horyaalka China

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Weeraryhankii hore kooxaha Barcelona iyo Chelsea Samuel Eto’o ayaa lala xeriirinayaa horyaalka Dalka China inuu u dhaqaaqo markii uu furmo suuqa kala iibsiga xili ciyaaredyka soo aadan. Horyaalka Chinese Super League ayaa lacago waali ah kusoo dalbanaya xiidgaha ka ciyaara horyaalada kala duwan ee qaarada yurub. Sidoo kale kooxda…

Warbixin: Wadamada Usoo Gudbay Wareega 8-da AFCON 2017, Sida Ay Isugu Aadi Doonaan Ilaa Finalka & Xidigaha Hogaaminaya Gooldhalinta

Warbixin: Wadamada Usoo Gudbay Wareega 8-da AFCON 2017, Sida Ay Isugu Aadi Doonaan Ilaa Finalka & Xidigaha Hogaaminaya Gooldhalinta

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tartanka African Cup of Nation ayaa soo gaaray heerkiisii Quarter Finalka iyadoo xalay la ciyaaray kulamadii ugu dambeeyay wareega group-yada, waxaana dhameystirtmay sideeda wadan ee sida ciyaar wanaagga ah ugu soo baxay wareaga xiga ee tartanka. Tartanka waxaa laga ciribtiray tartankii difaacanayay Ivory Coast kuwaas oo ku baxay gacmaha Morocco,…

Hordhac: Egypt vs Ghana – Masar Oo Dhibic U Baahan Iyo Black Stars Oo Goor Horre Xaqiijiyay Iney Gaareen Quarter Finalka.

Hordhac: Egypt vs Ghana – Masar Oo Dhibic U Baahan Iyo Black Stars Oo Goor Horre Xaqiijiyay Iney Gaareen Quarter Finalka.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Black Stars [Ghana] ayaa goor hore xaqiijiyay iney tiigsadeen wareega sideed dhamaadka tartanka AFCON 2017 ee ka soconaya Gabon madama ay laba guulood oo muhiim ah ka heleen xulalka Uganda iyo Mali. Labada guulood waxey ku kasbadeen min (1-0) waxeyna labada gool kaga mahad celinayaan Andre Ayew iyo Asamoah…

Hordhac: Uganda vs Mali – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona Magaalada Oyem.

Hordhac: Uganda vs Mali – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona Magaalada Oyem.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka qaranka Uganda ayaa caawa la ciyaari doona Mali inkastoo xulka bariga Africa ku yaala uu goor hore isaga haray tartanka madama ay laba guuldaro oo xasaasi ah ku dhaceen, waxaana si awood leh u garaacay Ghana iyo Egypt oo ah labada xul ee ugu sareeya Group-ka D. Mali waxey…

Senegal, Tunisia Iyo Xulalka Ilaa Iyo Haatan U Gudbay Wareega Quarter Finalka AFCON 2017 – Liiska Oo Dhameystiran

Senegal, Tunisia Iyo Xulalka Ilaa Iyo Haatan U Gudbay Wareega Quarter Finalka AFCON 2017 – Liiska Oo Dhameystiran

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tartanka African Cup of Nation ee ka soconaya dalka Gabon ayaa maraya heerkiisii ugu fiicnaa iyadoo afar wadan ay si rasi ah u carbuunteen booskooda Quarter Finalka tartanka halka laba wadan caawa la sugi doona, labada wadan ee dhameystirka u noqon doonana waxaa la sugi doonaa habeen dambe. Group-ka A…

Hordhac: Morocco vs Ivory Coast – Maxaa Dhexmari Doonan Xulalka Ugu Waaweyn Africa Caawa?

Hordhac: Morocco vs Ivory Coast – Maxaa Dhexmari Doonan Xulalka Ugu Waaweyn Africa Caawa?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka difaacanaya tartanka ee Ivory Coast ayaa u baahan guul si uu u xaqiijiyo usoo bixitaanka wareega Quarter finalka tartanka marka uu caawa la ciyaarayo xulka qaranka Morocco. Ivory Coast laba jeer ayey barbardhac heshay kulankii furitaanka waxey gool la’aan la galeen qaranka Togo halka kulankii labaad ay barbaro 2-2…

Hordhac: Togo vs DR Congo – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona Port-Gentil.

Hordhac: Togo vs DR Congo – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona Port-Gentil.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka qaranka DR Congo ayaad moodaa inuu hal lug kula jiro tartanka AFCON 2017 wareegiisa quarter finalka madama uu 4-dhibcood helay labadii kulan ee ugu horeysay, caawana wuxuu u baahan yahay kaliya inuu dhibic qura ka helo Togo si uu u xaqiijiyo. Togo waxey u baahan tahay iney garaacdo DR…

Hordhac: Egypt vs Uganda – Xulka Ugu Guulaha Badan AFCON Oo Raadinaya Guushii Ugu Horeysay

Hordhac: Egypt vs Uganda – Xulka Ugu Guulaha Badan AFCON Oo Raadinaya Guushii Ugu Horeysay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka qaranka Uganda ayaa doonaya iney kasoo kabtaan guuldaradii ay kala kulmeen qaranka Ghana kulankii furitaanka, halka xulka Masaarida ay barbaro la galeen qaranka Mali. Xulka ugu guulaha badan tartanka ee Masaarida ma aysan soo bandhigin bandhigii 7-sano ka hor ay ka sameeyeen tartankaan, balse waxaa qof walba uu filayaa…

Hordhac: Senegal vs Zimbabwe – Sadio Mane Oo Doonaya Inuu Durba Wareega Xiga U Gudbiyo Senegal

Hordhac: Senegal vs Zimbabwe – Sadio Mane Oo Doonaya Inuu Durba Wareega Xiga U Gudbiyo Senegal

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Senegal ayaa u baahan kaliya iney guul hesho si ay ugu soo baxdo wareega xiga ee tartanka AFCON 2017, madama ay guul qurux badan kasoo heleen xulka Tunisia. Zimbabwe waxey wax lasoo qeybsadeen xulka Algeria oo ka mid ah xulalka aadka looga cabsida qabo sanadkaan. Senegal guushii ay ka heleen…

Hordhac: Algeria vs Tunisia – Wadamada Waqooyiga Africa Oo Caawa Fooda Is Dari Doona

Hordhac: Algeria vs Tunisia – Wadamada Waqooyiga Africa Oo Caawa Fooda Is Dari Doona

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wadamada Waqooyiga Africa ka dhisan ayaa isku jabi doona waana kulankooda labaad ee Grouup B, xulka qaranka Tunisia waxey guuldaro kala soo kulantay qaranka Senegal kulankii hore halka Algeria ay barbaro la galeen xulka Zimbabwe. Algeria waxey u baahan tahay guul si ay ugu dhawaato iney xaqiijiso usoo bixitaanka tartanka…

Page 1 of 9123Next ›Last »