Home » Archives by category » Maxaa Cusub (Page 3)

Jose Mourinho: “Manchester United Wali Waxey Ku Jirtaa Kooxaha Horyaalka U Tartamaya”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaan meesha ka saarin suuragalnimada ah in kooxda Man United ay u tartanto horyaalka Ingiriiska xili ciyaareedkan walow ay 8-dhibcood ka sareeyaan. Wiilasha Macalin Louis Van Gaal ayaa habacsanaan ku bilaabay horyaalka, balse haatan madaxa ayey sare u soo qaadeen waxeyna guul gaareen lixdii kulan…

Xidigaha Todobaadkan Ka Maqnaan Doona Kooxaha Arsenal, Man United, Liverpool, Chelsea Iyo Man City

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa haatan bartanka looga jiraa bisha December oo ah bisha ugu kulamada badan horyaalka England waxayna kooxaha horyaalkan cayaari doonaan 8-maalmood ee nagu soo fool leh mid sedex kulan. Hadaba waxaan idiin heynaa aqbaar ku saabsan xidigaha kooxaha Man United, Liverpool, Arsenal, Chelsea iyo Man City kuwa ka qayb qaadan…

Luis Enrique Oo Kalsooni Dheeraad Ah Ka Helaya Maamulka Kooxda Barcelona

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gudoomiyaha kooxda Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa markale ku celiyay in maamulka sare ee kooxda Barcelona inay kalsooni buuxdo ku qabaan macalin Luis Enrique oo uu haatan cadaadis culus saaran yahay. Josep Maria Bartomeu ayaa dhanka kale qirtay in sanadkan 2014 uu ahaa mid ay kooxdiisa dhibaato badan la kulantay…

Daily Star: Daafaca Chelsea Kurt Zouma Oo Kusii Jeedo Naadiga Besiktas

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wargeska Daily Star ayaa bogiisa hore ku qoray in daafaca dhalinta yar ee naadiga Chelsea ka tirsan Kurt Zouma uu horaanta bisha Janaayo ku biiri doono kooxda Besiktas ee ka dhisan dalka Turkiga. Macalin Jose Mourinho ayaa laga soo xigtay inuu xidigan dhalinta yar fasixi doono horaanta sanadka cusub si…

Arsenal Oo Niyad Jab Kala Kulantay Soo Xero Galinta Daafaca Celtic Virgil van Dijk

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Daily Express ayaa shaaca ka qaaday in daafaca naadiga Celtic Virgil van Dijk uu haatan qarka u saaran yaay inuu heshiis la gaaro kooxda Liverpool. Inkastoo xidigan tayada wanaagsan ay mudo dheer naadiga Arsenal ku raad joogtay lana aaminsanaa inuu Emirates usoo dhaqaaqi doono horaanta bisha Janaayo hadana maskaxdiisa ayuu…

Sawiro: Luke Shaw & Di Maria Oo Dib Ugu Soo Laabtay Tababarka Man United Ka Hor Kulanka Aston Villa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Angel Di Maria ayaa dib ugu soo laabtay Manchester United kadib sadex kulan oo uu seegay madama uu dhaawac dhanka muruqa ah ku maqnaa wuxuuna diyaar u yahay inuu wajaho Aston Villa. Saxiixa ugu qaalisan Manchester United kaas oo Real Madrid kaga yimid aduun dhan 59.7 Malyan Oo Pound ayaa…

Elman Oo Guul Ku Bilowday Horyaalka Kadib Markii Ay Si Dirqi Ah Kaga Gudbeen Horseed

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Elman ayaa guul muhiim ah ku bilowday horyaalka heerka koowaad ee dalkeena Soomaaliya kadib markii ay 2-3 ku dhaafeen kooxda Horseed kulankii furitaanka horyaalka ee maanta ka dhacay garoonka Benaadir Stadium. Wuxuu ahaa kulankii ugu horeeyay, waxaana Elman ay lasoo shirtagtay afar ajaanib ah oo u kala dhashay Uganda…

Koox Laga Sameeyay Xidigaha Haatan Bayern Munich Dhaawaca Kaga Maqan.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inkastoo macalin Pep Guardiola iyo kooxdiisa Bayern Munich ay xili cayaareedkan guulo isdaba joog ah tartankan ka helayaan haadana xaalada kooxdan ma ahan mid wanaagsan. Waayo Bayern Munich waxaa haatan dhaawac garoomada kaga maqan xidigo sare u dhaafatyo ilaa iyo 11-laacib, waxayna kooxdan ku sugan tahay xaaladii dhaawac ee ebid…

Rasmi: Nemanja Matić Oo Ku Guuleestay Abaal Marinta Xidiga Ugu Wanaagsan Serbia Sanadkan 2014

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kadib markii uu dadaal dheeraad ah sameeyay sanadkan 2014 xidiga khadka dhexe kaga cayaaro naadiga Chelsea Nemanja Matić ayaa loo aqoonsaday inuu yahay laacibka ugu wanaagsan dalka Serbia. 26-jirkan ayaa gudoomay abaal marintan qiimaha badan wuxuuna ka dhawaajiyay inuusan marnaba qanci doonin oo u dadaalkiisa sii laba laabi doono. “Abaal…

Macalin Inzaghi “Inta Aan Milan Joogo Stephan El Shaarawy Isagana Wuu Joogi Doonaa”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababaraha kooxda AC Milan Pippo Inzaghi ayaa beeniyay wararka sheegayo in bisha Janaayo ay kooxdiisa lumin doonto xidiga dhalinta yar Stephan El Shaarawy. Wargesyada dalka Talyaaniga ayaa hadal hayaan in El Shaarawy uu garoonka San Serio bisha Janaayo isaga tagi doono madaama uusan haatan ahayn hogaamiyaha Milan. Balse tababare Inzaghi…