Home » Maxaa Cusub » Isku Aadka Semi Finalka Koobka Capital One Cup Oo La Sameeyay

Isku Aadka Semi Finalka Koobka Capital One Cup Oo La Sameeyay


Capital

Kadib natiijooyinkii xalay kasoo baxay koobka Capital One Cup Wareegiisa Quater Finalka oo xalay dhacay waxaa ugu dambeyn isku soo haray afar kooxood oo kali ah kuwaas oo dagaal culus uu dhexmari doono.

Semi Finalka tartanka ayaa lasoo gaaray waxaana isku soo haray kooxaha Liverpool, Chelsea, Tottenham iyo Shieffield United, waana kooxo heerka koowaad ah marka laga reebo shieffield United.

Isku Aadka Oo Dhameystiran:

Liverpool vs Chelsea

Tottenham vs Shieffield United

Lugta hore waxaa la ciyaari doonaa 19-ka January, halka Lugta labaad la ciyaari doono 26-ka January, Anfield ayaana lagu hormari doonaa lugta koowaad.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>