waxaa caawa la cayaarayaa kulamo badan oo ka tirsan Europa League, sidaas darteed sidii aad nooga barateen waxaan idiin soo gudbineynaa kulamadaas, Saacaadda Geeska Africa iyo Meelaha aad ka daawan karto, waana sida hoos ku qoran:
Group A:
10:05 habeenimo FC Zurich Vs Monchengladbach
10:05 habeenimo Villarreal Vs Apollon Limassol
Group B:
10:05 habeenimo HJK Vs Club Brugge
10:05 habeenimo Torino Vs FC Koebenhavn
Group C:
10:05 habeenimo Asteras Tripolis Vs Partizan Beograd
10:05 habeenimo Tottenham Vs Besiktas Live SS3
Group D:
10:05 habeenimo Astra Giurgiu Vs Salzburg
10:05 habeenimo Celtic Vs Dinamo Zagreb Live SS6
Group E:
6:00 maqribnimo Dinamo Moscow Vs PSV Eindhoven
10:05 habeenimo Estoril Vs Panathinaikos
Group F:
10:05 habeenimo Inter Vs FK Karabakh Live SS5
10:05 habeenimo Saint Etienne Vs Dnipro
Group G:
8:00 fiidnimo Feyenoord Vs Standard Liege
8:00 fiidnimo Rijeka Vs Sevilla Live SS5
Group H:
7:00 fiidnimo FC Krasnodar Vs Everton Live SS3
8:00 fiidnimo Wolfsburg Vs Lille Live SS6
Group I:
8:00 fiidnimo Slovan Bratislava Vs Napoli
8:00 fiidnimo Sparta Prague V Young Boys
Group J:
8:00 fiidnimo AaB Vs Rio Ave
8:00 fiidnimo Dynamo Kyiv Vs Steaua Bucuresti
Group K:
8:00 fiidnimo Dinamo Minsk Vs Fiorentina
8:00 fiidnimo Guingamp Vs PAOK
Group L:
8:00 fiidnimo Lokeren Vs Metalist Kharkiv
8:00 fiidnimo Trabzonspor Vs Legia Warszawa