waxaa caawa la cayaarayaa kulamo xiiso badan oo kamid ah guruubada E ilaa H , waxaa ugu xiiso badan kulanka adag ee dhex mari doono kooxaha Manchester City iyo Bayern Munich oo ah laba koox oo awood leh.
Sidoo kale waxaa xusid mudan in caawa macalinkii hore ee Chelsea Roberto Di Matteo uu ka hor imaan doono kooxdiisii Chelsea isagoo macalin u ah kooxda Schalke 04.
Group E:
8:00 fiidnimo CSKA Moscow Vs Roma Live SS3
10:45 habeenimo Manchester City Vs Bayern Munich Live SS3
Group F:
10:45 habeenimo APOEL Nicosia Vs Barcelona Live SS6
10:45 habeenimo PSG Vs Ajax
Group G:
10:45 habeenimo Schalke 04 Vs Chelsea Live SS5
10:45 habeenimo Sporting CP Vs Maribor
Group H:
8:00 fiidnimo BATE Borisov Vs FC Porto Live SS5
10:45 habeenimo Shakhtar Donetsk Vs Athletic Bilbao