Diego Costa iyo Cesc Fabregas oo labadii isbuuc ee qaramada dhaawacyo ku seegay ayaa si isku mid ah ugu soo bilowday, waxaana waxba iska badalin shaxdii uu caanka ku ahaa Jose Mourinho.
Dhanka kale Sa’ido Berahino ayaa isna kusoo bilowday sidii caadada aheyd , walow Sessegnon oo keyd ahaa kulankii ugu dambeeyay uu haatan kusoo bilowday, Anichebe ayaana keydka galay.
Chelsea:
Courtois; Ivanovic, Cahill, Terry (c), Azpilicueta; Matic, Fabregas; Willian, Oscar, Hazard; D Costa
Keydka:
Cech, Zouma, Filipe Luis, Ramires, Schurrle, Drogba, Remy
West Brom:
Foster, Wisdom, Dawson, Lescott, Yacob, Baird, Gardner, Brunt, Dorrans, Sessegnon, Berahino
Keydka:
Myhill, Gamboa, McAuley, Morrison, Anichebe, Samaras, Ideye